{"id":20159,"date":"2016-04-02T14:06:17","date_gmt":"2016-04-02T14:06:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20159"},"modified":"2016-04-02T14:06:17","modified_gmt":"2016-04-02T14:06:17","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-allaha-unaxariistee-dr-cumar-dixood-oo-ku-geeriyooday-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/02\/gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-tacsi-udiray-allaha-unaxariistee-dr-cumar-dixood-oo-ku-geeriyooday-hargaysa\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Tacsi udiray Allaha unaxariistee Dr Cumar Dixood oo ku geeriyooday Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)\u00a0Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, xisbiga KULMIYE iyo guud ahaan shacabka geerida ku timi Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday cusbitaalka Edna ee magaalada Hargeysa maanta 01\/04\/2016).<\/p>\n<p>Dr. Cumar Cilmi Dixood waxa uu ahaa La-taliyaha gaarka ah ee siyaasadda Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Siilaanyo, isla markaana waxa uu xubin ka ahaa Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu qoyska, qaraabada iyo shacabka Alle uga baryayaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo geerida Dr. Dixood. <strong>Aamiin\u2026.Aamiin\u2026.Aamiin.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)\u00a0Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, xisbiga KULMIYE iyo guud ahaan shacabka geerida ku timi Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday cusbitaalka Edna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18794,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-20159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5f9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20159"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20159\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}