{"id":20134,"date":"2016-04-01T14:32:21","date_gmt":"2016-04-01T14:32:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20134"},"modified":"2016-04-01T14:32:21","modified_gmt":"2016-04-01T14:32:21","slug":"daawo-gudiga-abaaraha-gabiley-ayaa-maanta-waxa-lasoo-gaadhsiyay-deeq-lacaged-oo-ay-soodiren-jaaliyada-somaliyed-ee-wadanka-swedan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/01\/daawo-gudiga-abaaraha-gabiley-ayaa-maanta-waxa-lasoo-gaadhsiyay-deeq-lacaged-oo-ay-soodiren-jaaliyada-somaliyed-ee-wadanka-swedan\/","title":{"rendered":"Daawo Gudiga abaaraha Gabiley ayaa Maanta Waxa Lasoo Gaadhsiyay Deeq Lacaged Oo Ay sooDiren Jaaliyada Somaliyed Ee Wadanka Swedan"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) Gudiga abaaraha Gabiley ayaa Maanta Waxa Lasoo Gaadhsiyay Deeq Lacaged Oo Ay soo Diren Jaaliyada Somaliyed Ee Wadanka Swedan islamarkana ay kaga qayb qaadanayeen cawimada deeganada abaaruhu saameeyeen ee ka tirsan gobolka gabiley<br \/>\nDeeqdani oo dhanayd 2000 ayaa waxa wakiil ka Ahaa Gudoomiyaha ururka mutadawaciinta ah ee samakaal kayse xaaji muuse cilmi<br \/>\nisagoo kayse xaaji muusena si toosa ugu wareejiyay gudida abaaraha ee gobolka gabiley<br \/>\nsidoo kale gudida abarha ee g.gabiley ayaa deeqo raashina gaadhsiiyay deeganada koonfur kaga beegan g.gabiley oo kamida deeganada abartu saamaysay<\/p>\n<span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3GVqlqrPwYI?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nOffice Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) Gudiga abaaraha Gabiley ayaa Maanta Waxa Lasoo Gaadhsiyay Deeq Lacaged Oo Ay soo Diren Jaaliyada Somaliyed Ee Wadanka Swedan islamarkana ay kaga qayb qaadanayeen cawimada deeganada abaaruhu saameeyeen ee ka tirsan gobolka gabiley Deeqdani oo dhanayd 2000 ayaa waxa wakiil ka Ahaa Gudoomiyaha ururka mutadawaciinta ah ee samakaal kayse xaaji muuse cilmi isagoo kayse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20135,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-20134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5eK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20134"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20134\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}