{"id":20080,"date":"2016-03-31T14:10:45","date_gmt":"2016-03-31T14:10:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20080"},"modified":"2016-03-31T14:10:45","modified_gmt":"2016-03-31T14:10:45","slug":"20080-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/31\/20080-2\/","title":{"rendered":"Amnesty International Oo Ka Hadashay Xadhiga Saado Oo Laga Soo Xidhay Berbera &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Hay\u2019adda Xuquuqal insaanka ee Amnesty International, ayaa si adag u cambaaraysay xadhiga haweenayda Saado Jaamac Aadan, iyadoo dawladda Somaliland ku eedaysay in haweenaydaas oo shacab ah la saarayo maxkamad ciidan.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/dddd.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31788\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/dddd-150x150.png?resize=150%2C150\" alt=\"dddd\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>War-murtiyeed ay Amnesty oo saartay waxay ku sheegtay in Saado Jaamac Aadan 12 March ay ciidamada Boolisku 10:30 habeenimo ka soo qabteen gurigiida oo ku yaala Berbera, iyagoo aan sidan wax waaran maxkamadeed ah, taas oo ay sheegtay inay ka soo horjeedo distoorka Somaliland.<\/p>\n<p>Amnesty, waxay sheegtay in Saado lagu eedeeyay inay\u00a0 la xidhiidhay oo ay lacag u dirtay kooxdii hubaysnayd ee lagu eedaynayo dilka taliyihii Booliska gobalka Saaxil, waxaanay hay\u2019adani sheegtay in maxkamada ciidanka ee la saarayo haweenaydaasi tahay mid ka soo horjeeda distoorka Smaliland. \u201cDawladda Somaliland wax waajib ku ah inay adeecdo oo ay ilaaliso distoorka Somaliland.\u201d ayay warbixintu tidhi.<\/p>\n<p>Hay\u2019adan Amnesty, waxay dawladda Somaliland ugu baaqday in dacwada Saado Jaamac Aadan loo soo wareejiyo maxkamadaha shacabka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay dawladda Somaliland ugu baaqday in Saado iyo qoyskeeda loo ogolaado inay qabsadaan garyaqaan difaaca oo ay iyagu doortaan.<\/p>\n<p>Amnesty, waxay sheegtay in Saado Jaamac tahay hooyo dhashay toban caruur ah, iyadoo odaygeeduna uu u jiifo xanuunka faaliga oo laba sanno ka hor haleelay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Hay\u2019adda Xuquuqal insaanka ee Amnesty International, ayaa si adag u cambaaraysay xadhiga haweenayda Saado Jaamac Aadan, iyadoo dawladda Somaliland ku eedaysay in haweenaydaas oo shacab ah la saarayo maxkamad ciidan. War-murtiyeed ay Amnesty oo saartay waxay ku sheegtay in Saado Jaamac Aadan 12 March ay ciidamada Boolisku 10:30 habeenimo ka soo qabteen gurigiida oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20087,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5dS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20080"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20080\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}