{"id":20079,"date":"2016-03-31T14:08:10","date_gmt":"2016-03-31T14:08:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20079"},"modified":"2016-03-31T14:08:10","modified_gmt":"2016-03-31T14:08:10","slug":"20079-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/31\/20079-2\/","title":{"rendered":"Madax wayne Siiraanyo iyo  Gudoomiye Ciro oo xalay kulan yeeshay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1110.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31794\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1110-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"11\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulankaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dalbaday, waxaana la sheegay inuu Madaxweynuhu;\u00a0 guddoomiye Cirro ka codsaday inuu aqbalo dib u dhigista diiwaangelinta oo uu xisbiga Waddani mawqif adag ka qaatay.<\/p>\n<p>Lama oga in Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro aqbalay soo jeedinta Madaxweyne Siilaanyo oo uu bedeli doono mawqifka uu xisbiga Waddani ku diiday dib u dhigista diiwaangelinta cod bixiyayaasha.<\/p>\n<p>Xisbiga Waddani ayaa hore u sheegay inaanay jirin sabab dib loogu dhigo diiwaangelinta, maadaama oo gobalada Awdal, Hawd, Gabiley iyo Saaxil oo ay abaar\u00a0 ba\u2019ani ka jirtay ay ka soo dhammaatay diiwaangelintu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Kulankaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dalbaday, waxaana la sheegay inuu Madaxweynuhu;\u00a0 guddoomiye Cirro ka codsaday inuu aqbalo dib u dhigista diiwaangelinta oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20081,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5dR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20079"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20079\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}