{"id":20045,"date":"2016-03-30T14:50:00","date_gmt":"2016-03-30T14:50:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20045"},"modified":"2016-03-30T14:50:00","modified_gmt":"2016-03-30T14:50:00","slug":"wasiirkii-hore-ee-cadaaladda-xuseen-axmed-caydiid-haddana-ka-tirsan-siyaasiyiinta-isbahaysiga-ayaa-muujiyay-in-madaxweyne-siilaanyo-kaga-baxay-balan-ay-isku-ogaayeen-oo-ahayd-inuu-yahay-murashax-isl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/30\/wasiirkii-hore-ee-cadaaladda-xuseen-axmed-caydiid-haddana-ka-tirsan-siyaasiyiinta-isbahaysiga-ayaa-muujiyay-in-madaxweyne-siilaanyo-kaga-baxay-balan-ay-isku-ogaayeen-oo-ahayd-inuu-yahay-murashax-isl\/","title":{"rendered":"wasiirkii Hore ee Cadaalada Somaliland ayaa Muujiyay in Madaxwayne Siiranyo Balan kaga Baxay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa {AN}-Wasiirkii hore ee cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid, haddana ka tirsan siyaasiyiinta isbahaysiga, ayaa muujiyay in Madaxweyne Siilaanyo kaga baxay balan ay isku ogaayeen oo ahayd inuu yahay murashax islamarkaana aanu murashaxa KULMIYE ee wakhtigan Muuse Biixi Cabdi uga tanaasulayn kalkiisa labaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Md. Xuseen, oo waraysi siiyay telefishanka Bulsho,\u00a0 waxa la weydiiyay bal inuu xaal iyo raaligelin siin karo Madaxweyne Siilaanyo, maadaama oo uu ka mid ahaa wasiiro tiro badan oo mar qudha xukuumadiisa iska casilay, waxaanu Xuseen Axmed Caydiid yidhi\u00a0 \u201cMadaxweyne Siilanyo in badan ayaanu soo wada hawlgalnay\u00a0 ilaa SNM ayaan ku soo gaadhey isaga oo gudoomiye ah\u00a0 ka bacdi 1993 golaha baarlamaanka ayaanu soo wada galney\u00a0 markaas raga iskugu dhaw dhaw ayaanu ahayn; raggaas xisbiga KULMIYE mudada ku soo wada jiray ayaanu ahaym\u00a0 muddo shan sano ahna wasiir baan u ahaa.\u201d<\/p>\n<p>Xuseen Axmed Caydiid, oo hadalkiisa sii wataa wuxuu yidhi \u201cSoomaalidu waxay tidhaahdaa awrku xamilkiisa waa qaadaa, xadhig qaloocanse ma qaado. Markaas waxa xadhig qalooca nagu noqday\u00a0 iyadoo madaxweynuhu saddex sanno nagu lahaa musharax baan ahay\u00a0 oo intaasba ragii ay Muuse isgaracayeen aan anigu ugu horeeyey\u00a0 oo aan madaxweynaha ilaalinaayey in isaga oo aan waxba u weydiin uu igu yidhaahdo Muuse ayaan qaatey\u00a0 oo aan uga hadhey\u00a0 ,\u00a0 toban goor oo horena aanu ka hubinay Muuse miyaad uga hadhay oo uu yidhi mayee taasi ma jirto, markaas xadhig qaloocan ayuu nagu noqdey adeer, talo ayaa naga dhaxaysay sababta uu nooga tagay\u00a0 in uu noo sheego ayey aheyd markaas dee anigu in aaan raali galin galiyo meesha kama muuqato\u00a0 ee ninka meel ka dhaca tirsanayaa waa aniga \u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa {AN}-Wasiirkii hore ee cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid, haddana ka tirsan siyaasiyiinta isbahaysiga, ayaa muujiyay in Madaxweyne Siilaanyo kaga baxay balan ay isku ogaayeen oo ahayd inuu yahay murashax islamarkaana aanu murashaxa KULMIYE ee wakhtigan Muuse Biixi Cabdi uga tanaasulayn kalkiisa labaad. &nbsp; Md. Xuseen, oo waraysi siiyay telefishanka Bulsho,\u00a0 waxa la weydiiyay bal inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20055,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5dj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20045"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20045\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}