{"id":20036,"date":"2016-03-30T14:20:06","date_gmt":"2016-03-30T14:20:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20036"},"modified":"2016-03-30T14:20:06","modified_gmt":"2016-03-30T14:20:06","slug":"dhaliyaro-reer-berbera-ah-oo-iskood-isku-abaabushay-oo-qadar-lacaga-ugu-deeqday-dadka-ay-abaaruhu-saameeyeensawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/30\/dhaliyaro-reer-berbera-ah-oo-iskood-isku-abaabushay-oo-qadar-lacaga-ugu-deeqday-dadka-ay-abaaruhu-saameeyeensawiro\/","title":{"rendered":"Dhaliyaro Reer Berbera Ah Oo Iskood Isku Abaabushay Oo Qadar Lacaga Ugu Deeqday Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dhalinyarada magaalada berbera oo iskood isku abaabushay ayaa xaflad ay xalay ku qabteen magaalada berbera waxay iska aruuriyeen qadar lacaga oo dhan 7480$ (Todoba Kun Afar Boqol Iyo Sideetan Dollar) isla markaana ay ugu tallo galeen inay ugu deeqaan dadka walaalahood ah ee ay abartu ku saamaysay gobolada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p>Waxaana munaasibad oo ahayd mid ilyartu is qabatay ayna kazoo qayb galeen maamulka gobolka saaxil ka degmada berbera, xildhibaanada golaha deegaanka degmada berbera, gudida abaaraha, dhalinyaro tiro badan iyo waliba marti sharaaf kale oo aad u tiro badan \u00a0\u00a0ayaa dhalinyaradu waxay guudoonsiiyeen gudida abaaraha ee gobolka saaxil qadarkaa lacagta ee dhan 7480$.<\/p>\n<p>Waxaana dhamaan masuuliyiintii goobtaasi ka hadlay ayaa waxay hadalo duco iyo waano iskugu jira usoo jeediyeen dhalinyarada iyaga oo sidoo kalena dhalinyarada Somaliland ku bogaadiyay inay qaybtooda ka qataan gurmadka dadka walaalahooda ee ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Talaabadan ay dhalinyarada magaalada berbera qaaday ayaa noqonaysa talaabo horumar iyo dhirigalin sii doonta dhalinyarada Somaliland.<\/p>\n<p>Dhanka wararka naga\u00a0 soo gaadhaya magaalada burco ayaa sheega in dhalinyarada magaalada burco ay waddaan munasibad ay kusoo bandhigayan qadar lacaga oo ay iska aruuriyeen.<\/p>\n<p>Ka Qayb qaado taakulaynta dadka walaalaheena ee ay abaaruhu ku saameeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4799\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1-184-740x740.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"1\" \/>\u00a0\u00a0<img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4801\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/2-82-740x370.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dhalinyarada magaalada berbera oo iskood isku abaabushay ayaa xaflad ay xalay ku qabteen magaalada berbera waxay iska aruuriyeen qadar lacaga oo dhan 7480$ (Todoba Kun Afar Boqol Iyo Sideetan Dollar) isla markaana ay ugu tallo galeen inay ugu deeqaan dadka walaalahood ah ee ay abartu ku saamaysay gobolada iyo degmooyinka dalka. Waxaana munaasibad oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20048,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5da","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20036"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20036\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}