{"id":20032,"date":"2016-03-30T14:15:48","date_gmt":"2016-03-30T14:15:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20032"},"modified":"2016-03-30T14:15:48","modified_gmt":"2016-03-30T14:15:48","slug":"arday-dayar-ah-oo-wax-ka-barata-dusgiga-caalami-ee-magaalada-hargeysa-oo-deeq-lacaga-soo-gaadhsiyay-wasiirka-waxbarashada-somalilandsawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/30\/arday-dayar-ah-oo-wax-ka-barata-dusgiga-caalami-ee-magaalada-hargeysa-oo-deeq-lacaga-soo-gaadhsiyay-wasiirka-waxbarashada-somalilandsawiro\/","title":{"rendered":"Arday Da\u2019yar Ah Oo  Wax Ka Barata Dusgiga Caalami Ee Magaalada Hargeysa Oo Deeq Lacaga Soo Gaadhsiyay Wasiirka Waxbarashada Somaliland+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Ardayda wax ka barata dugsiga waxbarasho ee Caalami ee magaalada hargeysa ayaa manta deeq lacaga oo dhan 11 Milyan oo shilling Somaliland \u00a0soo gaadhsiiyay wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland.<\/p>\n<p>Lacagta oo loogu talagalay in wax loogu qabto dadka abaarahu sameeyeeen ayaa Waxa maamulaha dugsiga caalami\u00a0 uu deeqdan \u00a0ku wareejiyay wasiirka waxbarashada.<\/p>\n<p>Maamulaha dugsiga caalami Cabdiraxmaan Seed Axmed oo ugu horeyn goobtaasi hadal kooban kazoo jeediyay ayaa sheegay inay waajib tahay in cid kaste oo wax helaysaa ay qab ka qaadato taakulaynta dadka tabaalaysan, waxaana uu sidoo kale uu sheegay qadarka lacagta ah ee ay iska soo ururiyeen ardaydaasi waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWasiir fariintii aad na fartay ee ahaa inaan arday gaadhsiino inay dareenka xanuunka badan la wadaagaan walaalahooda tabaalaysan ee abaartu saamaysay,ardaydaasi way kazoo jawaabeen manta, waxayna iska soo ururiyeen lacag dhan 11 Milyan oo Somaliland shilling ah, waxaana aan farayaa ardayda madaama ay arday islaama yihiin inay musasaacahooda ay u huraan taakulaynta dadka walaalahooda ee abaaru haleesha. Waalidkana sidoo kale waxaa leeyahay ka qayb qaata idinku gurmadkaa\u201dSidaas ayuu yidhi Cabdiraxmaan Seed Axmed.<\/p>\n<p>Dhanka kale wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa isaguna dhankiisa u mahadceliyay maamulka dugsiga Caalami, macalimiinta, ardayda iyo waalidintiiba sida heeganka markaste ugu yihiin inay ka qayb qaataan taakulaynta iyo gurmadka dadka walaalahoda ee ay abaartu saamaysay, sidoo kalena waxa uu sheegay inuu dusgigani yahay kii u horeeyey ee lacag so gaadhsiiya wasaarada waxaana\u00a0 uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cMaamulaha dugsiyada caalami \u00a0iyo macalimiintaba aadbaan usoo dhawaynaynaa kaalinta ay waxbarashada dalka kaga jiraan iyo waliba siday u ajiibeen inay kazoo jawaab celiyaan fariintii aan faray aad iyo aad Ayaan ugu mahadcelinaynaa, dusgiganina waa kii u horeeyey ee deeq soo gaadhsiiya dadka abaaruhu sameeyeen fariintii aan diray kadib\u201dSidaas ayuu yidhi Wasiir Cabdilaahi Dheere<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaate xukumadda Somaliland, saddexda xisbi qaran labada gole qaran, ganacsatada, dhalinyarada gobolada dalka iyo bulshada Somaliland ee ku kal sugan guddo iyo dibadba ayaa iyagu ah kuwo ay ka go\u2019an tahay \u00a0inay soo kaalmeeyaan walaalahooda ay abaartu ku saameeysay gobolada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4823\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1-29.png?w=696\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4824\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/2-14.png?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4825\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/3-7.png?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4826\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/4-7.png?fit=300%2C300\" alt=\"4\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4827\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/5-7.png?fit=300%2C300\" alt=\"5\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Ardayda wax ka barata dugsiga waxbarasho ee Caalami ee magaalada hargeysa ayaa manta deeq lacaga oo dhan 11 Milyan oo shilling Somaliland \u00a0soo gaadhsiiyay wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland. Lacagta oo loogu talagalay in wax loogu qabto dadka abaarahu sameeyeeen ayaa Waxa maamulaha dugsiga caalami\u00a0 uu deeqdan \u00a0ku wareejiyay wasiirka waxbarashada. Maamulaha dugsiga caalami Cabdiraxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5d6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20032"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20032\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}