{"id":19997,"date":"2016-03-29T14:19:37","date_gmt":"2016-03-29T14:19:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19997"},"modified":"2016-03-29T14:19:37","modified_gmt":"2016-03-29T14:19:37","slug":"diyaarad-laga-leeyahay-dalka-masar-oo-lagu-af-duubey-jasiirada-qubrus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/29\/diyaarad-laga-leeyahay-dalka-masar-oo-lagu-af-duubey-jasiirada-qubrus\/","title":{"rendered":"Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Masar Oo Lagu Af-Duubey Jasiirada Qubrus"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Nin hubeysan ayaa af-duub ku sameeyey diyaarad ka soo duushey magaalada Alexandaria,kuna sii jeeddey caasimadda Qaahira.<\/p>\n<p>Diyaarad lagu magacaabo Egypt Air Plane oo siddey rakaab gaadhaya 80 qof ayaa lagu qasbey inay fadhiisato garoonka Larnaca Airport oo ku yaalla jasiirada Qubrus.<\/p>\n<p>Diyaaradda ayaa ka soo kacday magaalada Alexandaria ee dalka Masar iyada oo ku sii jeeda caasimadda Qaahira<\/p>\n<p>Diyaaraddan oo ahayd nooca Airbus A320,ayaa ka soo duushey magaalada Alexandaria kuna sii jeeddey caasimadda Qaahira,sida uu sheegayo Raadyowga dalka Qubrus.<\/p>\n<p>Lama garanayo sababta diyaaradda loo af-duubey,iyo cidda kaddanbeysey.<\/p>\n<p>Waxaana la filayaa inuu goor dhow faah-faahin dheeraad ah ay ka soo baxdo.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay barta Twitterka soo dhigtey shirkadda Egypt Air ayaa u dhignaa sidan.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Nin hubeysan ayaa af-duub ku sameeyey diyaarad ka soo duushey magaalada Alexandaria,kuna sii jeeddey caasimadda Qaahira. Diyaarad lagu magacaabo Egypt Air Plane oo siddey rakaab gaadhaya 80 qof ayaa lagu qasbey inay fadhiisato garoonka Larnaca Airport oo ku yaalla jasiirada Qubrus. Diyaaradda ayaa ka soo kacday magaalada Alexandaria ee dalka Masar iyada oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5cx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19997"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19997\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}