{"id":19996,"date":"2016-03-29T14:18:38","date_gmt":"2016-03-29T14:18:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19996"},"modified":"2016-03-29T14:18:38","modified_gmt":"2016-03-29T14:18:38","slug":"maxkamadda-dalka-imaaraadka-carabta-oo-xukun-xabsi-daain-ah-ku-riday-11-qof-oo-lagu-eedeeyey-abaabul-argagaxiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/29\/maxkamadda-dalka-imaaraadka-carabta-oo-xukun-xabsi-daain-ah-ku-riday-11-qof-oo-lagu-eedeeyey-abaabul-argagaxiso\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Dalka Imaaraadka Carabta Oo Xukun Xabsi Daa\u2019in Ah Ku Riday 11 Qof Oo Lagu Eedeeyey Abaabul Argagaxiso"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Maxkamada dalka Istuga-Imaaraadka-Carabta ayaa shalay xabsi daa\u2019in ku xukuntay eedaysanayaal loo heystay inay abaabulayeen weeraro argagaxiso isla markaana ay dhaqaale u aruurinayeen kooxo argagaxiso ah.<\/p>\n<p>Dadka maxkamada lasoo taagay ayaa gaaraya 41 qof, kuwaasi oo labo kamid ah la xukumay iyagoo maqan.<\/p>\n<p>Kooxdan lasoo qabtay bishii Oktoober ee sanadkii hore ayaa lagu eedeeyey in qaarkood lagu helay hub kala gedisan, waxaana sidoo kale lagu eedeeyey in ay dhaqaale u aruurinayeen kooxda Al Nusra ee Al Qacidada ka dagaalanta dalka Siiriya.<\/p>\n<p>23 kamid ah eedaysanayaasha ayaa iyaguna lagu xukumay xabsiyo kala duwan oo gaaraya illaa 15 sano, halka qaar kamid ah eedaysanayaasha lasii daayey kadib markii wax danbi ah lagu waayey.<\/p>\n<p>Dalalka Khaliijka ayaa muddooyinkii danbe olole ku qaaday shaqsiyaadka wamadooda ku sugan ee xiriirka laleh kooxaha hubeysan ee ka dagaalamaya Bariga Dhexe, iyagoo ka cabsi qaba in kooxahaasi mustaqbalka ay khal khal ku keenaan amnigooda gudaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Maxkamada dalka Istuga-Imaaraadka-Carabta ayaa shalay xabsi daa\u2019in ku xukuntay eedaysanayaal loo heystay inay abaabulayeen weeraro argagaxiso isla markaana ay dhaqaale u aruurinayeen kooxo argagaxiso ah. Dadka maxkamada lasoo taagay ayaa gaaraya 41 qof, kuwaasi oo labo kamid ah la xukumay iyagoo maqan. Kooxdan lasoo qabtay bishii Oktoober ee sanadkii hore ayaa lagu eedeeyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5cw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19996"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19996\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}