{"id":19961,"date":"2016-03-28T14:25:19","date_gmt":"2016-03-28T14:25:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19961"},"modified":"2016-03-28T14:25:19","modified_gmt":"2016-03-28T14:25:19","slug":"dabley-hubaysan-oo-degaanka-kalshaale-xalay-rasaas-ku-dhaawacday-nin-xoolo-dhaqato-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/28\/dabley-hubaysan-oo-degaanka-kalshaale-xalay-rasaas-ku-dhaawacday-nin-xoolo-dhaqato-ah\/","title":{"rendered":"Dabley Hubaysan Oo Degaanka Kalshaale Xalay Rasaas Ku Dhaawacday Nin Xoolo Dhaqato Ah"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Waxa xalay dablay hubaysani ay toogasho ku dhaawaceen\u00a0 Faarax Axmed (Kama Dage) deegaanka lagu magacaabo\u00a0 Maskax-buqle oo ka tirsan aagga Kalshaalle, Sida uu noo xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Qori-lugud.Maxamed Cumar Faarax.<\/p>\n<p>Ninkan la dhaawacay\u00a0\u00a0 ayuu Guddoomiyaha Qori-lugud sheegay in uu ahaa nin reer miyi ah oo xoolo dhaqato ah isla markaana la toogtay xilli uu xalay geeliisa soo carraabinayay.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu guddoomiye Maxamed Cumar intaa ku daray in aanay illaa hadda aqoonsan sababta loo beegsaday Faarax Kama Dage oo rasaas\u00a0 madaxa lagaga dhuftay oo uu sheegay in uu xaalad miyir la\u2019aan ah ku jiro (Kooma isla markaana lagu dawaynayo xanaanada degmada Qori-lugud, hase yeeshee saacad ka diba loo soo qaaday dhinaca magaaladda Burco.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Qorilugud waxa uu intaas ku daray\u00a0 in ay u malaynayaan in toogashadaa\u00a0 ay geysteen kooxda nabad diidka ah ee ku dhuumaalaysata aagga Buuhoodle.<\/p>\n<p>Maxamed Cumar, waxa uu xusay\u00a0 in dhibanaha\u00a0 la\u00a0 toogtay\u00a0\u00a0 uu ahaa nin xoolo dhaqto ah oo aan wax colaad ah ku jirin isla markaana aanay ogayn cid uu godob ka galay.<\/p>\n<p>Muddooyinkii dambe waxaa magaalada Buuhoodle ku sugnaa dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh oo doonaya\u00a0 in uu iska hor keeno dadka reer Somaliland ee walaalaha ah oo uu colaad kala dhex dhigo isla markaana dagaal ka dhex alooso dadka ood-wadaagta ah ee Buuhoodle iyo Qorilugud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Waxa xalay dablay hubaysani ay toogasho ku dhaawaceen\u00a0 Faarax Axmed (Kama Dage) deegaanka lagu magacaabo\u00a0 Maskax-buqle oo ka tirsan aagga Kalshaalle, Sida uu noo xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Qori-lugud.Maxamed Cumar Faarax. Ninkan la dhaawacay\u00a0\u00a0 ayuu Guddoomiyaha Qori-lugud sheegay in uu ahaa nin reer miyi ah oo xoolo dhaqato ah isla markaana la toogtay xilli uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19965,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5bX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19961"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19961\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}