{"id":19960,"date":"2016-03-28T14:24:20","date_gmt":"2016-03-28T14:24:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19960"},"modified":"2016-03-28T14:24:20","modified_gmt":"2016-03-28T14:24:20","slug":"masuuliyiinta-xisbiga-wadani-oo-qaadacaday-qorshe-dib-loogu-dhigayo-diiwaangalinta-ka-socota-gobolada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/28\/masuuliyiinta-xisbiga-wadani-oo-qaadacaday-qorshe-dib-loogu-dhigayo-diiwaangalinta-ka-socota-gobolada-dalka\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Xisbiga WADANI Oo Qaadacaday Qorshe Dib Loogu Dhigayo Diiwaangalinta Ka Socota Gobolada Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Kulan ay manta aqalka madaxtooyada Somaliland ku yeesheen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran,gudida komishanka doorashooyinka qaranaka, xukumadda iyo waliba labada gole qaran ayaa waxay komishanku ugu baaqeen sadexda xisbi qaran in dib loo dhigo diiwaangalinta ka socota gobolada dalka kadib markii ay sheegeen inay sii xoogaystay abaarta baahsan eek a jirta gobolada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p>Waxaana markii saddexda xisbi qaran lasoo hor dhigay baaqaa ku waahana dib u dhigista diiwaangsalinta ayaa waxa ka biyo diiday baaqaas masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI oo ay kulanka uga qayb galeen gudoomiye ku xigeenka xisbiga WADANI Axmed Muumin Seed iyo xogahaya xisbiga Mudane Uur-cadde.<\/p>\n<p>Waxaana go\u2019aanka ay ku diideen masuuliyiintani dib u dhiga diiwaangalinta ayaa waxay \u00a0ku sababeeyeen in xukumadda iyo gudiduba ay hore uga cago jiiday inay baaq soo saaraan xiligii ay diiwaangalintu ka socotay gobolada awdal iyo Togdheer\u00a0 oo ay ahayd sida ay sheegeen gobolo ay ka jirtay abaartu.<\/p>\n<p>Waxaana ugu horeynba goobtaasi ka hadlay gudoomiye ku xigeenka x\u201dsbiga Wadani Mudane Axmed Muumin Seed waxaana uu sheegay inaan marnaba aqbalayn in dib loo dhigo diiwaangalinta ka socota gobolada dalka waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad ogtihiin in diiwaangalintu dalka ka socotay saddex gobol oo \u00a0hore waa lasoo maray saddex gobolna waa hadheen xukumadda iyo gudiduna iyagoo markii horeba ka cago jiidaysa diiwaangalinta waxay manta soo dhigtay in saddexda gobo lee hadhay dib loo hakiyo, anaguna ka WADANI ahaan mawqifki nagaga adaanaa waan gudbinay arinkaana waanu diidnay mana aqbalyno wax dib loo dhigayana ma jirayo\u201dSidaas ayuu yidhi<\/p>\n<p>Axmed Muumin Seed isagoo wali hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaasi ku daray<\/p>\n<p>\u201cGobolka ugu abaarta xuni AWDAL ayuu ahaa iyo SALAL, oo madaxwayne ku xigeenku waliba codsaday in bil dib loo dhigo waa laga diiday tii uunbaan maantana anagu sii adkaynaynaa, gobolada dalkana loo kala eexan maayo oo goboladu way siman yihiin waxaan komishanka ko boorinaynaa in shaqadoodii oo khamiista la doonayay in ay hargeysa ka bilaabmato ay sidoodii u wataan.\u201dSidaas ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Gudoomiye Axmed Muumin Seed oo warbaahintu wax ka waydiisay waxa ku kalifay inay diidaan ayaa waxa uu kaga jawaabay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u diidnay waxa weeye diiwaangalintu saddex gobol ayay kazoo dhacday, Burco ayay ka bilaabmatay abaar ayay ahayd, Awdal baa ku xigtay abaar ayay ahayd oo dhimasho ayaa dhacaysay, waxaan dadka hadana ku boorinaynay in diiwaangalintu waa shaqo qarane la qaato manta iyadoo saddex gobolk hadhsan yihiin in lanoo keeno baaq ah in dib loo dhigo waxaan aqbalayno maaha \u2018Sidaas ayuuu hadalkiisa kusoo koobay Axmed Muumin Seed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaatee masuuliyiinti matalayay xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa iyagu ka dareeray kulankii lagaga hadlayay in dib loo dhigo diiwaangalinta ka socota gobolada dalka.<\/p>\n<hr \/>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Kulan ay manta aqalka madaxtooyada Somaliland ku yeesheen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran,gudida komishanka doorashooyinka qaranaka, xukumadda iyo waliba labada gole qaran ayaa waxay komishanku ugu baaqeen sadexda xisbi qaran in dib loo dhigo diiwaangalinta ka socota gobolada dalka kadib markii ay sheegeen inay sii xoogaystay abaarta baahsan eek a jirta gobolada iyo degmooyinka dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8520,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5bW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19960"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19960\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}