{"id":19934,"date":"2016-03-27T18:02:43","date_gmt":"2016-03-27T18:02:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19934"},"modified":"2016-03-27T18:02:43","modified_gmt":"2016-03-27T18:02:43","slug":"xukuumada-somaliland-oo-gurmad-jal-ah-ka-fulisay-deegaanka-geerisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/27\/xukuumada-somaliland-oo-gurmad-jal-ah-ka-fulisay-deegaanka-geerisa\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland oo gurmad Jal ah ka fulisay Deegaanka Geerisa"},"content":{"rendered":"<p>Geerisa(AN)-Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa taakulo jal ah gaadhsiiyey Deegaamo ka tirsan Gobolada ay Abaarta ba\u2019an ee dalka ka jirtaa sida xun u saameysay.<\/p>\n<p>Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran cadde, xubnona ay ka yihiin Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka, Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha, xubno kamid ah Guddida Abaaraha Qaranka iyo saraakiil kale oo ka socda laamaha dawladda, ayaa maanta Mucaawimo isugu jirta Cuntooyin fudud, Biyo iyo Daawo gaadhsiiyey \u00a0qoysas tiro badan \u00a0oo ay abaartu ku saameysay duleedka Deegaanka Geerisa oo dhacda soohdinta Gobolada Selel iyo Awdal ee gubanka waqooyiga.<\/p>\n<p>Dadkan oo ah\u00a0 qoysas Xoolo dhaqato oo ay duunyada \u00a0badankoodii kaga baxday abaarta, \u00a0\u00a0isla markaana diifta iyo daranyada ay abaartu huwisay \u00a0darteed bacad yaal noqday, kuna teedsan dhamaan jihooyinka Deegaanka Geerisay, ayaa waxa intii qaybinta Taakuladda lagu gudo jiray, waxa barbar socotay xaqiiqo raadin weftigu ugu kuur-gelayeen Xaalada Dadkaasi iyo baahiyahooda ugu daran xilligan.<\/p>\n<p>Deegaamada weftigu gelinkii hore ee saaka ka bilaabay \u00a0waxa kamid ah Deegaanka Beeyo galaad iyo naaxigeedka oo dhowr goobood boqolaal Qoys loogu qaybiyey Biyo iyo Cuntooyin, halka kuwo xaalad caafimaad daro lagula kulmay \u00a0ay u fidiyeen gurmad deg deg ah oo caafimaad.<\/p>\n<p>Xubno kamid ah Hooyooyin dusha ku siday carruur aad u yar yar oo bilihii la soo dhaafay dhashay, kuwaasoo ay ka muuqatay nafaqo daro iyo tabcaan badani, ayaa weftiga u sheegay inay caydh iyo cado nool noqdeen Bulshada jiidan ku dhaqan.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxwp-image-120365\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07195.jpg%3fresize%3d451%252C338\" alt=\"DSC07195\" width=\"451\" height=\"338\" \/><\/p>\n<p>\u201cxoolihii way dhamaadeen, dadkuna waxba lama noola, dawladdu hadday noo soo gurmatay waxaanu leenahay baahidayadu maanta waa mid culus oo dad dhintay ayuunbaan iminka la aasin, dadkuse waa liitaa\u201d sidaas sheegay mid ka mid ah Odayaasha Deegaanka Beenyo Gaalaad.<\/p>\n<p>Wax ay intaas ku dareen dadka deegaanka Taakulada la gaadhsiiyey, in halista ugu daran ay soo foodsaartay dadka maatada ah ee Jilicsan, sida Haweenka iyo Carruurta. \u201craashin iminka haddaad I siisaan waxaan ku qaato ma haysto, gaadiid la\u2019aan darteed\u201dayey tidhi haweenay Ilmo yar dhabarka ku siday oo aad u tabaalaysnayd, taasoo welwel ka muujisay mustaqbalka nololeed ee bulshada halkan ku dhaqan.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxwp-image-120370\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07200.jpg%3fresize%3d404%252C303\" alt=\"DSC07200\" width=\"404\" height=\"303\" \/><\/p>\n<p>Dhamaan baahiyaha daruuriyaadka aasaasiga ah, ayey sheegeen inay u baahanyihiin, sida Biyo, Cunto iyo Caafimaad. Kuwo kale oo kamid ahina waxay dalabkooda ku dareen in gurmad gaadiid lagu caawiyo, si ay cagahooda ugaga cararaan abaarta ku habsatay.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Arrimaha Cali Maxamed Warancadde, markii howl-galkan gurmadka ahi dhamaaday Warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey waxyaabaha ay ku soo arkeen Deegaamadan, taakulada ay qaybiyeen, qorshaha xukuumad ahaan uga yaalla samo-bixinta qoysaskan iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay dawladdu gurmad intii karaankeeda ah u fidin doonto Qoysaskan reer Guuraaga ah. \u201cxukuumaddu waxay ku dedaalaysaa inay intii karaankeeda ah u gurmato dadkaas\u201d. &#8220;waxaan ku baaqayaa in la joojiyo dhamaan horumarka oo dhan oo laga wada qayb-qaato howshan culus ee gurmadka&#8221; ayuu raaciyey hadalkiisa wasiir Waran-cadde.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Waran cadde, waxa kale oo uu baaq u\u00a0 diray qaybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland iyo Beesha Caalamka, kuwaasoo uu ugu baaqay inay kaalmo bina-aadannimo oo deg deg ah la soo gaadhaan.<\/p>\n<p>Weftigan uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, ayaa \u00a0waxa \u00a0ay deegaankan \u00a0Geerisa ku sii sugnaan doonaan dhowr maalmood oo dambe, iyadoo la filayo inay soo gaadhaan Mucaawimooyin kale oo Miisaan leh, taasoo\u00a0 loo qaybin doono dadka ku tabaalaysan jiidaas.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120363\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07193.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07193\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120366\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07196.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07196\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120367\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07197.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07197\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120368\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07198.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07198\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120371\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07201.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07201\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120372\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07202.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07202\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120373\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07203.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07203\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120374\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07204.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07204\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120375\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07205.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07205\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120376\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07206.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07206\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120377\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07207.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07207\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120378\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07208.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07208\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120379\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07209.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07209\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120380\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07210.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07210\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120381\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07211.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07211\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120382\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07212.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07212\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120383\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07213.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07213\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120384\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07214.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07214\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120385\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07215.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07215\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120386\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07216.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07216\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120387\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07217.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07217\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120388\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07218.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07218\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120389\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07219.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07219\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120390\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07220.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07220\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120391\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07221.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07221\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120392\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07222.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07222\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120393\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07223-1.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07223\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120394\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07224.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07224\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120395\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07225.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07225\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120396\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07226.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07226\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120397\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07227.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07227\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120398\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07228.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07228\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120399\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07229.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07229\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120400\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07230.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07230\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120401\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07231.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07231\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120402\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07232.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07232\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120403\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07233.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07233\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120404\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi0.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07234.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07234\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120405\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi1.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07235.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07235\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120406\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07236.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07236\" width=\"300\" height=\"225\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"ecxalignleft ecxsize-medium ecxwp-image-120407\" src=\"https:\/\/dub129.mail.live.com\/Handlers\/ImageProxy.mvc?bicild=&amp;canary=baJaKqH85usuWy7rrYfXJY7Oj5YqeOA3g7hIMRBivLM%3d0&amp;url=http%3a%2f%2fi2.wp.com%2fwww.gobanimonews.com%2fwp-content%2fuploads%2fDSC07237.jpg%3fresize%3d300%252C225\" alt=\"DSC07237\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geerisa(AN)-Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa taakulo jal ah gaadhsiiyey Deegaamo ka tirsan Gobolada ay Abaarta ba\u2019an ee dalka ka jirtaa sida xun u saameysay. Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran cadde, xubnona ay ka yihiin Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka, Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha, xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19935,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5bw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19934"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19934\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}