{"id":19929,"date":"2016-03-27T17:46:14","date_gmt":"2016-03-27T17:46:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19929"},"modified":"2016-03-27T17:46:14","modified_gmt":"2016-03-27T17:46:14","slug":"jamaalow-biiwaaye-xaalsii-maxamed-aw-siciid-iyo-muuse-biixi-wq-guled-yare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/27\/jamaalow-biiwaaye-xaalsii-maxamed-aw-siciid-iyo-muuse-biixi-wq-guled-yare\/","title":{"rendered":"Jamaalow Bi&#8217;iwaaye Xaalsii Maxamed Aw Siciid iyo Muuse Biixi&#8230;  W\/Q  Guled Yare"},"content":{"rendered":"<div>Siyaasiga Socod baradka ah ee Jama Cali Xuseen waxaa uu afkiisa ku weeraray ganacsade Maxamed Libaax Awsiciid oo Jamhuuriyadda Somaliland wax \u00a0muuqda usoo kordhiyey kuna hawlan horumarinta iyo maal gashiga dalkiisa Jamhuuriyadda Somaliland isagoo uga lexo jeclo Badan Abwaan\/ Majaajilayste al fanaan Jamal Cali Xuseen oo dalka kusoo kordhiyey muran siyaasadeed iyo is qabqabsi hor leh illaa marku joogay Udub uu ka mid aha ragii albaabada isugu soo dhuftay Udub maantana murankiisa la dhex jooga Ucid oo iyadana khilaafkoodu durbadiiba dibada uu soo baxay,<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Jamal oo ku asqoobay khilaafkii xisbigiisa gudihiisa markuu kasban kari waayay inuu noqdo musharaxa dhabta ah ee xisbiga Ucid ayuu afkiisa iyo dhagahiisu isma maqlaane uu maantana soo weeraray Abtiyaashii iyo waliba seediyaasha Mujaahid Muse \u00a0Biixi Abdi oo musharaxnimadiisu banaanka taalo ayuu markuu kasoo baqay ina Cali Waraabe kusoo baqanaya rag aan u jawaabi karin oo ka xishoonaya oo ah kuwii uu codka ka doonayay ayuu maanta sida u aflagaadaynaya, waa wax lala yaabo walaahi ninkaan isla dayrta u guuri ayaa like qodanaaaya waaa ninkii anu islahayn u hiiliya ayaa maanta tani nagaga soo baxday, Waxa ku qaaday hinaasihii aad ka qaaday markaad aragtay Muse oo kursigiisii banaanka yaalo ayaad ka ooyaysa xitaa hadii aadba noqoto musharaxa dhabta ah yaa ku dooranaya dadkii garabka iyo gaashaanka ku aha wadigan sidan ula hadlayeee?<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Jamalow siyaasadii ku fashilantay oo maanta boqol faramood ayaad isku furtaye waxaan kugula talin laha inaad xaal iyo apoolajays ka bixiso hadalkii aad ku weerartay taajirkii Reer Somaliland iyo madaxweyne nihii mustaqbalka Muuse Biixi hadii kale meesha ku wareertaye kabankaagi iska qaado oo orodoo qurbihii ku noqo,<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Guled Yare<\/div>\n<div>Oslo Norway<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Socod baradka ah ee Jama Cali Xuseen waxaa uu afkiisa ku weeraray ganacsade Maxamed Libaax Awsiciid oo Jamhuuriyadda Somaliland wax \u00a0muuqda usoo kordhiyey kuna hawlan horumarinta iyo maal gashiga dalkiisa Jamhuuriyadda Somaliland isagoo uga lexo jeclo Badan Abwaan\/ Majaajilayste al fanaan Jamal Cali Xuseen oo dalka kusoo kordhiyey muran siyaasadeed iyo is qabqabsi hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8013,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-19929","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5br","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19929"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19929\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}