{"id":19919,"date":"2016-03-27T14:35:42","date_gmt":"2016-03-27T14:35:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19919"},"modified":"2016-03-27T14:35:42","modified_gmt":"2016-03-27T14:35:42","slug":"fanaanin-ka-tirsan-kooxda-xidigaha-geeska-oo-lagu-xidhay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/27\/fanaanin-ka-tirsan-kooxda-xidigaha-geeska-oo-lagu-xidhay-nairobi\/","title":{"rendered":"Fanaanin Ka Tirsan Kooxda Xidigaha Geeska Oo Lagu Xidhay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Fannaaniinta ka tirsan Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa\u00a0maanta lagu xidhay Madaarka Caasimadda Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Fannaaniintan oo kala ah Yurub Maxamed Cabdi Geenyo, Mursal Muuse Cumar, iyo Hodan Cabdiraxmaan , ayaa wararka aanu ka helayno Nairobi waxay sheegayaan\u00a0in afartaas fannaan maanta lagu xidhay Madaarka.<br \/>\nMa jiro war faahfaahsan oo dawladda Kenya ka soo saareen xadhigga fannaaniintan, waxaase<br \/>\nwarar madaxbannaan oo aanu ka helay Nairobi u xaqiijiyeen shebekadda Berberanews.com in xadhiggooda uu ka dhashay baasaaboorka Travel Documentiga ah ee Maraykanka oo ay sidatay Fannaanada Hodan Cabdiraxmaan Dheere oo dhawaan ka soo baqooshay dalka Maraykanka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Haseyeeshee warar kale oo iyagana aanu ka helayno isla Kenya, ayaa sheegaya in xadhigeeda ay qayb ka ahaayeen fannaaniin ku suganNairobi.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-3017\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.waaberinews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/12721802_1720363861575431_2136077772_n-298x300.jpg?resize=696%2C701\" alt=\"12721802_1720363861575431_2136077772_n\" width=\"696\" height=\"701\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Fannaaniinta ka tirsan Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa\u00a0maanta lagu xidhay Madaarka Caasimadda Nairobi ee dalka Kenya. Fannaaniintan oo kala ah Yurub Maxamed Cabdi Geenyo, Mursal Muuse Cumar, iyo Hodan Cabdiraxmaan , ayaa wararka aanu ka helayno Nairobi waxay sheegayaan\u00a0in afartaas fannaan maanta lagu xidhay Madaarka. Ma jiro war faahfaahsan oo dawladda Kenya ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19926,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5bh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19919"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19919\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}