{"id":19908,"date":"2016-03-27T14:15:15","date_gmt":"2016-03-27T14:15:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19908"},"modified":"2016-03-27T14:15:15","modified_gmt":"2016-03-27T14:15:15","slug":"anigu-shakhsiyan-waxaan-ogolahay-wixii-ay-somaliland-wax-ugu-hagaagayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/27\/anigu-shakhsiyan-waxaan-ogolahay-wixii-ay-somaliland-wax-ugu-hagaagayaan\/","title":{"rendered":"\u201cAnigu Shakhsiyan Waxaan Ogolahay Wixii Ay Somaliland Wax Ugu Hagaagayaan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wasiirka wasaarada warfaafinta dalka Somaliya Maxamed Xayir Maareeye ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu shaqsi ahaan diyaar u yahay waxii Somaliland wax ugu hagaagayaan isla markaana uu raali ka yahay in uu ka hadho masuulyiita dalka Somaliya u mateelaya wada hadalada \u00a0ay kula jirto Somaliland. Mr. Maareeye ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan mabda\u2019a wixii la odhan jiray midnimadii Somaliya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/dddd1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31696\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/dddd1-130x150.jpg?resize=130%2C150\" alt=\"dddd\" width=\"130\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka oo ay wareysatey Shabakada wararka\u00a0 Caynaba News ayaa isga oo ugu horeyn ka hadlaya moqifkiisa wada hadalada Somaliland Iyo Somaliya waxaa\u00a0 uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cHaddii aanu nahay dawlada Somaliya anagu waxaanu rabaa in ay wada hadaladii dib u bilowdaan sidoo kale aniga oo ku jiray\u00a0 ergada waxaan diyaar u ahay haddii ay Somaliland u roon tahay isla markaana uu qof kale u roon yahay wada\u00a0 hadalada in ay\u00a0 la fadhiistaan\u00a0 , anigu waxaan\u00a0 is lahaa dareenka \u00a0badhkii ayaad Somaliland la qabtaaye \u00a0diyaar \u00a0ayaan u ahay in aan ka fadhiiso\u00a0 oo aan idhaahdo ha lagu daro dadka ay Somaliland doonayaan in ay is hor fadhiistaan.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Mr.Maareeye isaga\u00a0 oo hadalkiisi sii wata ayaa waxaa uu yidhi\u201d Anigu shaqsi ahaan waxaan ogolahay waxii ay Somaliland wax \u00a0ugu hagaagayaan \u201d ayuu hadalkiisii ku soo koobay wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliya Maxamed Xayir Maareeye, oo u waramay shabakadda Caynaba News.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wasiirka wasaarada warfaafinta dalka Somaliya Maxamed Xayir Maareeye ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu shaqsi ahaan diyaar u yahay waxii Somaliland wax ugu hagaagayaan isla markaana uu raali ka yahay in uu ka hadho masuulyiita dalka Somaliya u mateelaya wada hadalada \u00a0ay kula jirto Somaliland. Mr. Maareeye ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19916,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5b6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19908"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19908\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}