{"id":19899,"date":"2016-03-27T14:06:43","date_gmt":"2016-03-27T14:06:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19899"},"modified":"2016-03-27T14:06:43","modified_gmt":"2016-03-27T14:06:43","slug":"khilaafkii-xisbiga-ucid-oo-dib-u-istaadhmay-iyo-gudoomiye-faysal-oo-sheegay-inaanu-jamaal-cali-xuseen-musharax-xisbiga-ucid-ahayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/27\/khilaafkii-xisbiga-ucid-oo-dib-u-istaadhmay-iyo-gudoomiye-faysal-oo-sheegay-inaanu-jamaal-cali-xuseen-musharax-xisbiga-ucid-ahayn\/","title":{"rendered":"Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Dib U Istaadhmay Iyo Gudoomiye Faysal Oo Sheegay Inaanu Jamaal Cali Xuseen Musharax Xisbiga UCID Ahayn"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo \u00a0shir jaraa\u2019id ku qabtay \u00a0magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in Jamaal Cali Xussen aanu aheyn musharaxa\u00a0 madaxweyne ee xisbigaasi UCID.<\/p>\n<p>Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa\u00a0 uu\u00a0 sabab uga dhigay hadalkiisa\u00a0 isaga oo sheegay in wakhtigii Jamaal loo doortey Musharaxa\u00a0 madaxweyne uu xisbiga\u00a0 UCID ahaa urur balse\u00a0 xisbigu\u00a0 iminka uu dooran doono musharax madaxweyne oo rasmi isla markaana ay shir weynahoodii golaha dhexe qaban doonan marka ay diwaangalintu dhamaato waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cJamaal Cali Xussen\u00a0 ma aha musharax yaa idinku yidhi waa musharax , maalintii aanu musharaxa ka dhignay xisbiba maanu aheyn\u00a0 hadii uu musharax noqdana xisbiga ayuu ka soo bixi doonaa laakin waxaan sheegayaa Jamaal wakhti xaadirkan maaha musharaxa doorashooyinka uga qayb galaya xisbiga UCID \u00a0\u201d Ayu yidhi\u00a0 Faysal Cali Waraabe<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0 gudoomiye Faysal Cali waxa uu carabka ku dhuftay \u00a0in\u00a0 xukuumada Somaliland \u00a0iyo xisbigeeda Kulmiye uu xidhiidh ka dhexeeyo isla markaana ay labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID\u00a0 ay dano gaar iyo mid guudba ka dhexeeyaan waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cXisbiga Kulmiye iyo xukuumada dan baa naga dhaxeysa iminkana shir baaba aanu wada galeynaa markaas dano guud iyo mid gaar baa naga dhexeeya ee ma ceebaa taasi \u201d ayuu hadalkiisii ku soo koobay Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaatee khilaafkan ka dhaxeeya gudoomiye Faysal Iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa noqonay khilaafkii \u00a0labaad ee ka dhex qarxay xisbiga UCID isla markaan auu gudoomiye Faysal sheegay inaanu Jamaal Cali Xuseen ahayn musharax doorashooyinka uga qayb galaya xisbiga UCID.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo \u00a0shir jaraa\u2019id ku qabtay \u00a0magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in Jamaal Cali Xussen aanu aheyn musharaxa\u00a0 madaxweyne ee xisbigaasi UCID. Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa\u00a0 uu\u00a0 sabab uga dhigay hadalkiisa\u00a0 isaga oo sheegay in wakhtigii Jamaal loo doortey Musharaxa\u00a0 madaxweyne uu xisbiga\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16036,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5aX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19899"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19899\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}