{"id":19896,"date":"2016-03-27T14:02:30","date_gmt":"2016-03-27T14:02:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19896"},"modified":"2016-03-27T14:02:30","modified_gmt":"2016-03-27T14:02:30","slug":"hargeys-dhacdo-argagax-leh-xabaal-la-arkay-iyadoo-gubaynaysa-ama-qiiqaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/27\/hargeys-dhacdo-argagax-leh-xabaal-la-arkay-iyadoo-gubaynaysa-ama-qiiqaysa\/","title":{"rendered":"Hargeys:-Dhacdo Argagax Leh Xabaal La Arkay Iyadoo Gubaynaysa Ama Qiiqaysa"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Dhacdo la yaab leh oo argagax galisay bulshada caasimada hargeya ayaa saaka lagu arkay gudaha magaalada hargeysa .<\/p>\n<p>dhacdadan oo ah goob xabaalo ah oo \u00a0ay kuu aasan yihiin dad tiro badan ayaa waxa lagu arkay xabaal kamida xabaalaha oo gubaysa qiiqna ka baxayo.<\/p>\n<p>Waxaan dhacdadani ay \u00a0ka dhacday goob u dhaw jaamacada golis ee magaalada hargeysa, iyada oo la rabay in xabaalaha laga raro goobtaas ayaa waxa mar kaliya la arkay xaabaasha oo qiiqaysay ama dab ka baxayo.<\/p>\n<p>Qaar kamida bulshada magaalada hargeysa isla markaan ah dad ka ag dhawaa goobta xabaala ah ee lagu arkay dhacdadan \u00a0ayaa waxay noo sheegeen inay xabaashani \u00a0qiiqaysay ilaa maalintii jimcaha ayna goobtu ahayd goob ay ku yaaleen xabaalo tiro badan isla marka la rabay in laga raro iyada oo mar kaliyana la arkay xabaashan oo qiiqaysa.<\/p>\n<p>Waxaana xabaashan oo ay daawashadeeda safaf usoo galeen bulshada caasimada hargeysa markiiba lagu soo daad gureeyey ciidamo tiro badan iyada oo ay ciidamaduna ay diideen in la eego ama la dul istaago xabaasha.<\/p>\n<p>Markii aan gaadhnay goobta ayaa waxa wax ka waydiinay dad iyagu safaf ugu jiray daawashada xabaashan waxaana ay dadkaasi noo sheegeen in hada loo dooonay culimo.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa iyadu noqotay mid argagax iyo naxdin badan galisay bulshada caasimada hargeysa iyada oo ilaa saaka ay bulshadu isla dhax qaadaysay hadal haynta xabaasha la arkay iyadoo qiiqaysa ama gubanaysa.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4559\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Photo0132.jpg?w=696\" alt=\"Photo0132\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Dhacdo la yaab leh oo argagax galisay bulshada caasimada hargeya ayaa saaka lagu arkay gudaha magaalada hargeysa . dhacdadan oo ah goob xabaalo ah oo \u00a0ay kuu aasan yihiin dad tiro badan ayaa waxa lagu arkay xabaal kamida xabaalaha oo gubaysa qiiqna ka baxayo. Waxaan dhacdadani ay \u00a0ka dhacday goob u dhaw jaamacada golis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19901,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5aU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19896"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19896\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}