{"id":19856,"date":"2016-03-26T14:05:17","date_gmt":"2016-03-26T14:05:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19856"},"modified":"2016-03-26T14:05:17","modified_gmt":"2016-03-26T14:05:17","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-magaalada-cadan-ee-dalka-yamen-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/26\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-magaalada-cadan-ee-dalka-yamen-iyo-khasaaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Cadan Ee Dalka Yamen Iyo Khasaaraha Ka Dhashay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Sadax qof oo isasoo miidaamiyay ayaa bar koontarool ku dilay labaatameeyo qof,<\/p>\n<p>Dadka dhintay waxaa ka mid ah caruur iyo haween goobtaasi ku sugnaa<\/p>\n<p>Kooxda Daacish ayaa sheegatay inay ka dambeeyeen weerarka isaga ah<\/p>\n<p>Magaaladda Cadan oo weerarka uu ka dhacay ayaa waxaa xukuma dowladda sharciga ah ee Yemen ka jirta<\/p>\n<p>Dalka yemen oo hada sanad kaamil ay u buuxsantay colaadiisa ayaa weli waxaa ka taagan dagaalo<\/p>\n<p>Yemen waxaa isku haysta dagaalamayaasha Xuutiyiinta iyo isabahaysiga Sacuudiga<\/p>\n<p>Dowlada rasmiga ah waxay joogtaa magaaladda Yemen, balse madaxweynaha dowladaasi ayaa dalka Sacuudiga ku nool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Sadax qof oo isasoo miidaamiyay ayaa bar koontarool ku dilay labaatameeyo qof, Dadka dhintay waxaa ka mid ah caruur iyo haween goobtaasi ku sugnaa Kooxda Daacish ayaa sheegatay inay ka dambeeyeen weerarka isaga ah Magaaladda Cadan oo weerarka uu ka dhacay ayaa waxaa xukuma dowladda sharciga ah ee Yemen ka jirta Dalka yemen oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19861,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5ag","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19856"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19856\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}