{"id":19841,"date":"2016-03-25T18:09:20","date_gmt":"2016-03-25T18:09:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19841"},"modified":"2016-03-25T18:09:20","modified_gmt":"2016-03-25T18:09:20","slug":"murashaxa-madaxwayne-ee-xisbiga-ucid-jamaal-cali-xuseen-oo-ka-hadlay-fagalin-qaawan-oo-uu-sheegay-in-gudoomiye-muuse-ku-hayo-xisbiga-ucid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/25\/murashaxa-madaxwayne-ee-xisbiga-ucid-jamaal-cali-xuseen-oo-ka-hadlay-fagalin-qaawan-oo-uu-sheegay-in-gudoomiye-muuse-ku-hayo-xisbiga-ucid\/","title":{"rendered":"Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Fagalin Qaawan Oo Uu Sheegay In Gudoomiye Muuse Ku Hayo Xisbiga UCID"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;&#8211;Murashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo manta shir jaraa\u2019id ku qabtay \u00a0magalaada hargeysa ayaa ka hadlay faragalin qaawan oo uu sheegay inay xisbiga UCID ku hayo gudoomiye Muuse Bixii iyo \u00a0ganacsade Ina Aw Siciid waxaana uu ugu baaqay inay faraha kala baxaan xisbiga.<\/p>\n<p>Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo arimahaasi ka hadlay ayaa waxa uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201ciyada oo aynu awalba ogayn oo cid walba aanay ka qarsoonayn in gudoomiye Muuse burburinayo xisbiga UCID sidii uu usoo burburiyay xisbiga KULMIYE, oo sidii uu marba u lahaa hebel iiga reeba inuu maantana damcay inuu yidhaa xisbiga UCID waxaan ka samaysanayaa musharax waraabow-taaga, waana dhaqan siyaasadeed aynaan waligeenba arag oo ay ka muuqato digteetarnimo iyo cagojuglayn iyo afduub dimuqraadiyadeed\u201dsidaas ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n<p>Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen isagoo wali hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaa raaciyay.<\/p>\n<p>\u201cMusharaxnimadayda Muuse ma badali karayo afkiisa kuma badali karaayo, iyo waxii ay taageerayaasha xisbiga UCID ay doorteen, waxaanan leenahay Muusow adigu cidaad doonayso kula tartami mayso, xisbiga Ucid cidii ay caleemo saarto uunbaa kula tartamaya ee raganimadaada isku soo istaaji\u201dSidaas ayuu yidhi Aqoonyaha Jamaal cali Xuseen.<\/p>\n<p>Dhanka kalena aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waxa uu ka hadlay suldaan dhaawan lagu caleemo saaray magaalada hargeysa oo uu ku eedeeyey inuu gudoomiye Muuse Bixii Cabdi \u00a0dabada ka riixayo waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cWaxaad ogtihiin in maalin dhawayd magaalada hargeysa lagu caleemo saaray suldaan Waraabow-taaga oo uu isagu ka dambeeyey oo xisbiga KULMIYE-na uu qirtay oo uu yidhi cadaabaha Ayaan ka waraabinaynaa cidii hor istaagta, waa waxyaalo ugub ku ah siyaasada Somaliland, suldaanka uu kazoo horjeedaana Muuse-na waa suldaankii halkaa keenay ee manta kursiga saaray ee yidhi codka hala siiyo\u201dSidaas ayuu hadalkiisa kusoo koobay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee hadalkan kazoo yeedhay musharaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen ayaa ka danbeeyey kadib markii uu soo shaac baxay \u00a0khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay masuuliyiinta xisbiga UCID.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;&#8211;Murashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo manta shir jaraa\u2019id ku qabtay \u00a0magalaada hargeysa ayaa ka hadlay faragalin qaawan oo uu sheegay inay xisbiga UCID ku hayo gudoomiye Muuse Bixii iyo \u00a0ganacsade Ina Aw Siciid waxaana uu ugu baaqay inay faraha kala baxaan xisbiga. Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo arimahaasi ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5a1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19841"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19841\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}