{"id":19786,"date":"2016-03-24T13:44:37","date_gmt":"2016-03-24T13:44:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19786"},"modified":"2016-03-24T13:44:37","modified_gmt":"2016-03-24T13:44:37","slug":"maxkamada-sare-ee-ciidamada-qalabka-sida-ee-somaliya-oo-mar-labaad-dib-u-dhagaystay-dacwadii-xasan-xanafi-xaaji","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/24\/maxkamada-sare-ee-ciidamada-qalabka-sida-ee-somaliya-oo-mar-labaad-dib-u-dhagaystay-dacwadii-xasan-xanafi-xaaji\/","title":{"rendered":"Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliya Oo Mar Labaad Dib U Dhagaystay Dacwadii Xasan Xanafi Xaaji"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia waxay maanta mar labaad dhagaysatay Dacwadii loo haystay Xasan Xanafi Xaaji oo Racfaan ka soo qaatay Xukunkii Maxkamadda Darajadda 1-aad.<\/p>\n<p>Waxaana dhagaysiga dacwada kadib uu ku dhawaaqay Gud Maxkamadda Sare ee Ciidamadda QSS, Gaashaanle Sare Liibaan Cali Yaroow in Dib loo dhigay Kiiska mar kalana dib la isugu soo laaban doono.<\/p>\n<p>Xasan Xanafi Xaaji oo lagu eedeyey inuu yahay ninkii ka danbeeyey shirqoolada lagu dil jiray wariyayasha Somaliyaa ayaa xukun dil ah oo ay ku riday maxkamada darajada 1aad ee somaliya kadib dib u furtay racfaan iyada oo saakana\u00a0 mar labaad lasoo taagay maxkamadda qalabka sida ee somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia waxay maanta mar labaad dhagaysatay Dacwadii loo haystay Xasan Xanafi Xaaji oo Racfaan ka soo qaatay Xukunkii Maxkamadda Darajadda 1-aad. Waxaana dhagaysiga dacwada kadib uu ku dhawaaqay Gud Maxkamadda Sare ee Ciidamadda QSS, Gaashaanle Sare Liibaan Cali Yaroow in Dib loo dhigay Kiiska mar kalana dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19789,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-598","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19786"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19786\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}