{"id":19738,"date":"2016-03-23T14:52:55","date_gmt":"2016-03-23T14:52:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19738"},"modified":"2016-03-23T14:52:55","modified_gmt":"2016-03-23T14:52:55","slug":"xildhibaan-obama-oo-ka-hadlay-kulan-uu-shalay-la-yeeshay-gudoomiye-muuse-bixi-iyo-warar-sheegaya-in-la-diyaarinayo-mooshi-xilka-lagaga-qaadayo-gudoomiye-cirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/23\/xildhibaan-obama-oo-ka-hadlay-kulan-uu-shalay-la-yeeshay-gudoomiye-muuse-bixi-iyo-warar-sheegaya-in-la-diyaarinayo-mooshi-xilka-lagaga-qaadayo-gudoomiye-cirro\/","title":{"rendered":"XIldhibaan Obama Oo Ka Hadlay Kulan Uu Shalay La Yeeshay Gudoomiye Muuse Bixi Iyo Warar Sheegaya In La Diyaarinayo Mooshi Xilka Lagaga Qaadayo Gudoomiye Cirro"},"content":{"rendered":"<p>ARabsiyo News&#8212;-Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo kamida mudanayasah golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa uu manta ka hadlay kulan uu gudoomiye Muuse Bixii Cabdi shalay la yeeshay xildhibaanada xisbiga KULMIYE ugu jira baarlamaanka isag aoo sheegay inuu ahaa kulan is xogwaraysi ah waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cKulankaa aan la yeelanay gudoomiye Muuse Bixii Cabdi waxa uu ku saabsanaa sidii xisbiga KULMIYE loo dardar galin lahaa madaama ay doorasho fooda inagu soo hayso iyo sidii xisbiga looga shaqayn lahaa sidii doorashadaa soo socota loogu diyaar garoobi lahaa oo looga tashan lahaa waxaana uu noqon doonaa kulamo joogto ah\u201dSidaas ayuu yidhi Xildhibaan Obama.<\/p>\n<p>Dhanka kale xildhibaan Maxamed Cali Xirsi \u201cObama\u201dWaxa uu ka hadlay warar sheegaya inay diyaarinayaan mooshin ay xilka kaga qaadayaan gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWax alaale wax ka jiraa ma jiran wararkaa sheegay mooshinka, gudoomiyaha lama soo hadal qaadin, mooshina lama soo hadal qaadin mana jirto mooshin la hordhigi doono gudoomiyaha, nin waxaa ku mashquulsana ma ihi anigu ama inaan mooshin kusoo abaabulo gudoomiyaha waana warar been abuura.\u201dSidaas ayuu yidhi Xildhibaan Obama.<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaate hadalkan kazoo yeedhay xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama ayaa waxa uu kusoo beegamaya kadib markii gudoomiye Cirro uu dhawan xilka ka qaaday xildhibaan Obama oo ahaa gudoomiyaha gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka iyo waliba kulan uu maalintii shalay gudoomiye Muuse Biixi la yeeshay xildhibaanada baarlamaanka ugu jira xisbiga KULMIYE.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ARabsiyo News&#8212;-Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo kamida mudanayasah golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa uu manta ka hadlay kulan uu gudoomiye Muuse Bixii Cabdi shalay la yeeshay xildhibaanada xisbiga KULMIYE ugu jira baarlamaanka isag aoo sheegay inuu ahaa kulan is xogwaraysi ah waxaana uu yidhi. \u201cKulankaa aan la yeelanay gudoomiye Muuse Bixii Cabdi waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19744,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19738","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-58m","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19738"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19738\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}