{"id":19737,"date":"2016-03-23T14:50:37","date_gmt":"2016-03-23T14:50:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19737"},"modified":"2016-03-23T14:50:37","modified_gmt":"2016-03-23T14:50:37","slug":"hooyo-dan-yar-ah-oo-muddo-ka-badan-13-sanno-haysa-inan-ay-dhashay-oo-qaba-xanuunka-dhimirka-iyo-baaq-ay-u-dirtay-umada-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/23\/hooyo-dan-yar-ah-oo-muddo-ka-badan-13-sanno-haysa-inan-ay-dhashay-oo-qaba-xanuunka-dhimirka-iyo-baaq-ay-u-dirtay-umada-islaamka\/","title":{"rendered":"Hooyo Dan Yar Ah Oo Muddo Ka Badan 13 Sanno Haysa Inan Ay Dhashay Oo Qaba Xanuunka Dhimirka Iyo Baaq Ay U Dirtay Umada Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ayeeyo Khadiija Daahir Jaamac,waa hooyo ku nool magaaleda Hargeysa,gaar ahaan xaafadda Sheekh Nuur ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Hooyadani waxay haysaa wiilkeeda oo muddo ka badan 13 sano xanuusanayey.waxaana uu ka xanuunsanayaa masaxda<\/p>\n<p>Hooyo Khadiija inti aan waraysiga la lahayn waxay noo sheegtay inaanay haysan wax dhaqaale aha, cunto ay cunaan, hoy ay seexdaa oo ay ka galaan dhaxanta iyo kulaylka dhacaya.<\/p>\n<p>Ayeeyo Khadiijo waxay u baahan gurmad iyo gar gaar losoo fidiyo si cusbitaal loogu geeyo inankeda oo caafimaad loogu raadiyo ilaahay ayaa caafimadka bixiyee.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iXZsbyINS2w?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ayeeyo Khadiija Daahir Jaamac,waa hooyo ku nool magaaleda Hargeysa,gaar ahaan xaafadda Sheekh Nuur ee magaalada Hargeysa. Hooyadani waxay haysaa wiilkeeda oo muddo ka badan 13 sano xanuusanayey.waxaana uu ka xanuunsanayaa masaxda Hooyo Khadiija inti aan waraysiga la lahayn waxay noo sheegtay inaanay haysan wax dhaqaale aha, cunto ay cunaan, hoy ay seexdaa oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19740,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-58l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19737"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19737\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}