{"id":19729,"date":"2016-03-23T14:46:15","date_gmt":"2016-03-23T14:46:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19729"},"modified":"2016-03-23T14:46:15","modified_gmt":"2016-03-23T14:46:15","slug":"ciidamada-booliska-dalka-belgium-oo-ku-guulaystay-inay-soo-qabtaan-mid-kamid-ah-maskaxdii-ka-danbaysay-weerarkii-ka-dhacay-casimada-belgiumsawiro-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/23\/ciidamada-booliska-dalka-belgium-oo-ku-guulaystay-inay-soo-qabtaan-mid-kamid-ah-maskaxdii-ka-danbaysay-weerarkii-ka-dhacay-casimada-belgiumsawiro-2\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska Dalka Belgium Oo Ku Guulaystay Inay Soo Qabtaan Mid Kamid Ah Maskaxdii Ka Danbaysay Weerarkii Ka Dhacay Casimada Belgium+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wararka dalka Belguim-ka ayaa sheegay Najiib Laakrahoi, oo ahaa maskaxdii kaddanbeysey Weerakii ka dhacay shalay dalka Belgium-ka in la qabtay.<\/p>\n<p>Booliska dalkaasi ayaa baadhitaano dheer oo ay illaa xalay waday ayaa maanta goor dhaweyd shaaciyey inay gacanta ku dhigeen maskaxdii kadanbeysey weerarkii shalay ka dhacay caasimadda dalka Belgium-ka ee Brusseles.<\/p>\n<p>ka bilow Bidix: Khalid iyo Brahim el-Bakraoui,waa walalao raggii ismiidaamiyey,Midig:Waa Nagiib Laakrahoi waa maskaxdii kaddanbeysey.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa fuliyey laba nin oo walaalo ah,halka Najiib Laakrahoi-na uu ahaa ninkii saddexaad ee goobta ka baxsadey.<\/p>\n<p>Labadda qof ee kale ee weerarka fuliyey ayaa waxaa warbaahinta ay ku sheegeen Khalid iyo Brahim el-Bakraoui, oo ah walaalo. Khalid ayaa da\u2019diisa lagu sheegay 27 sano jir, halka Brahim uu ahaa 30 jir.<\/p>\n<p>Najiib Laakrahoi waa nin 24 sanno jir ah, wuxuuna kusoo barbaaray isla dalkaasi Belgium-ka gaar ahaan Brussels, waana nin ay aad u garanayaan Booliska dalkaasi.<\/p>\n<p>Najiib ayaa waxaa hada laga soo qabtay gurigiisa oo ku yaal dhinaca Waqooyi Galbeed ee magaalada Brussles gaar ahaan magaalada Anderlect<\/p>\n<p>Qaraxyadii shalay gil-giley caasimadda dalka Belguim-ka,qaraxyadaasi oo ahaa Saddex ayaa shalay ka dhacay magaalada Brussels, waxaa ku dhintay 34-qof, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 200-qof, qaraxyadan ayaana xaalad cakirnaan ah ku abuuray dalka Belgium-ka.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4222\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1-144.jpg?w=696\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4223\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/2-63.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4224\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/3-50.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wararka dalka Belguim-ka ayaa sheegay Najiib Laakrahoi, oo ahaa maskaxdii kaddanbeysey Weerakii ka dhacay shalay dalka Belgium-ka in la qabtay. Booliska dalkaasi ayaa baadhitaano dheer oo ay illaa xalay waday ayaa maanta goor dhaweyd shaaciyey inay gacanta ku dhigeen maskaxdii kadanbeysey weerarkii shalay ka dhacay caasimadda dalka Belgium-ka ee Brusseles. ka bilow Bidix: Khalid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19732,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-58d","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19729"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19729\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}