{"id":19728,"date":"2016-03-23T14:46:07","date_gmt":"2016-03-23T14:46:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19728"},"modified":"2016-03-23T14:46:07","modified_gmt":"2016-03-23T14:46:07","slug":"bulshada-gobolka-togdheer-oo-si-diiran-usoo-dhaweeyey-gudoomiye-faysal-cali-waraabesawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/23\/bulshada-gobolka-togdheer-oo-si-diiran-usoo-dhaweeyey-gudoomiye-faysal-cali-waraabesawiro\/","title":{"rendered":"Bulshada Gobolka Togdheer Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeayay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer .<\/p>\n<p>Soo Dhaweenta Gudoomiyaha oo si wayn looga Dareemay Magaalada Burco ayaa ahayd mid aanay Bulshada Reer Burco u kala hadhin, waxaana hor kacayay Badhasaabka Gobolka Maxamed Ibraahim Qabo , iyadoo ahayd mid ay iskood isku abaabuleen Bulshadu oo aan ku jirin qorshaha Waftiga Gudoomiye Faysal Hor kacayo .<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Mudane Aadan ayaa weedho soo dhaween ah ku soo dhaweeyay Gudoomiye Faysal iyo Waftiga uu hogaaminayo .<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Magaalada Burco ugu warramay Warbaahinta ayaa sheegay in aad ugu mahad naqayaan Bulshada Burco isagoo faahfaahin ka bixiyay ujeeddada socdaalkooda Burco .<\/p>\n<p>\u201c Waxaanu u nimid waxaa weeyaan , waxaan ku leenahay xaflad aanu qaabili doono dad xisbiga soo galayaan , iyo murashaxiin tartamaya Doorashooyinka Golaha wakiilada ,.\u201d Ayuu Yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .<\/p>\n<p>Gudoomiyahaa ayaa waxaa intaasi ku daray<\/p>\n<p>\u201c Intan kale ee lagu daray ee soo dhaweenta kumaanu talo galin , waa ku mahadsantihiin , annagu waanu soo dhameesannay soo dhaweenta iyo is dabayaacaas uma xiisoono moogtahay , markaa idinkaa is xilqaamay , lacagna soomaanaan dirin , xafladaasunbaanu u nimid , aadna waanu idiinku mahad naqaynaa Shacabka Burco , Anigu waxaan idhaahdaaba Burco waa Xareedda Somaliland ..\u201d Ayuu Yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .<\/p>\n<p>Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa ku dheeraaday abaaraha ba\u2019an ee ku habsaday Bulshada Reer Somaliland isagoo bulshada ugu baaqay in rabbi loo noqdo oo la waydiisto Raxmadiisa .<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate Socdaalka uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku yimid Gobolka Togdheer ayaa qeyb ka ah Dar-dargalinta Hawlaha Xisbiga maadaama ay Xisbiga ku soo wajjahanyihiin Doorashooyin waawayn oo kala ah Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada .<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4235\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1-146.jpg?w=696\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4236\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/2-64.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4237\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/3-51.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4238\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/4-40.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"4\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4239\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/5-35.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"5\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4240\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/6-29.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"6\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4241\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/7-22.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"7\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4242\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/8-17.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"8\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4243\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/9-14.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"9\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4244\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/10-9.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"10\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeayay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer . Soo Dhaweenta Gudoomiyaha oo si wayn looga Dareemay Magaalada Burco ayaa ahayd mid aanay Bulshada Reer Burco u kala hadhin, waxaana hor kacayay Badhasaabka Gobolka Maxamed Ibraahim Qabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19728","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-58c","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19728"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19728\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}