{"id":19727,"date":"2016-03-23T14:46:13","date_gmt":"2016-03-23T14:46:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19727"},"modified":"2016-03-23T14:46:13","modified_gmt":"2016-03-23T14:46:13","slug":"ciidamada-booliska-dalka-belgium-oo-ku-guulaystay-inay-soo-qabtaan-mid-kamid-ah-maskaxdii-ka-danbaysay-weerarkii-ka-dhacay-casimada-belgiumsawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/23\/ciidamada-booliska-dalka-belgium-oo-ku-guulaystay-inay-soo-qabtaan-mid-kamid-ah-maskaxdii-ka-danbaysay-weerarkii-ka-dhacay-casimada-belgiumsawiro\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska Dalka Belgium Oo Ku Guulaystay Inay Soo Qabtaan Mid Kamid Ah Maskaxdii Ka Danbaysay Weerarkii Ka Dhacay Casimada Belgium+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Warar hada shabakada Ramaasnews kasoo gaadhaya magaalada berbera ayaa sheegaya in Ciidanka ilaalada cashuurha Dekeda Berbera iyo shaqaalaha Dekeda Berbera oo iskaashanaya ay Gacanta ku dhigeen gaadhi 24 ton ah oo siday Garaabo La Soo tumay oo Xinaha dumarku marsadaan loo ekeysiiyay, isla markaana \u00a0la doonaayay in Dekeda Berbera laga Dhoofiyo, iyada oo \u00a0Lagu Guray \u00a0Koonteenar lagu Geynayo dalalka yurub ee dhawaan jaadkii loo iib gayn jiray laga joojiyay.<\/p>\n<p>Jaadkan ama garaabadan lasoo tumay ee lagu soo raray\u00a0gaadhigan ayaa waxa qabtay qabtay oo ka shakiyay badeecadan garaabada ah ee sida kontarabaanka ah \u00a0la doonaayay in Dekeda Berbera looga dhoofiyo Ciidanka ilaalinta cashuuraha ee turubo taariyada Dekeda Berbera,iyaga oo ka shakiyay xinahan dalka debediisa loo dhoofinayo taasi oo \u00a0layaab ku noqotay in xine dalka debediisa loo dhoofinayo kadib markii ay karaatoontii lagu soo moor gareeyay ay fureen ayna ugu tageen garaabo ama jaad la tumay oo baco lagu xidhay kadibna karaatoonta lagu xabkeeyay.<\/p>\n<p>Waxaana wararku intaa ku darayaan in gaadhigan u rarnaa sida la sheegay laba nin oo aan hore Dekeda waxna ugala soo dagi jirin waxna aan uga dhoofin jirin imikana ay ugu horeyso Dekeda Berbera.<\/p>\n<p>waxaanay labadii nin iyo gaadhigii Waaraadka ahaaba (Candha Meydhle) kuxidhan yihiin saldhiga Booliska ee Dekeda Berbera.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4209\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1-143-740x416.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4210\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/2-62-740x416.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4211\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/3-49-740x416.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4212\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/4-39-740x416.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"4\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4213\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/5-34-740x416.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"5\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4214\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/6-28-740x416.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"6\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Warar hada shabakada Ramaasnews kasoo gaadhaya magaalada berbera ayaa sheegaya in Ciidanka ilaalada cashuurha Dekeda Berbera iyo shaqaalaha Dekeda Berbera oo iskaashanaya ay Gacanta ku dhigeen gaadhi 24 ton ah oo siday Garaabo La Soo tumay oo Xinaha dumarku marsadaan loo ekeysiiyay, isla markaana \u00a0la doonaayay in Dekeda Berbera laga Dhoofiyo, iyada oo \u00a0Lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19730,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-58b","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19727"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19727\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}