{"id":19725,"date":"2016-03-23T14:38:54","date_gmt":"2016-03-23T14:38:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19725"},"modified":"2016-03-23T14:38:54","modified_gmt":"2016-03-23T14:38:54","slug":"gudaha-ka-daawo-shacabka-reer-burco-oo-soo-dhaweentii-ugu-balaadhanyd-ku-qaabilay-gudoomiyaha-xisbiga-ucid-eng-faysal-cali-waraabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/23\/gudaha-ka-daawo-shacabka-reer-burco-oo-soo-dhaweentii-ugu-balaadhanyd-ku-qaabilay-gudoomiyaha-xisbiga-ucid-eng-faysal-cali-waraabe\/","title":{"rendered":"Gudaha Ka Daawo : Shacabka Reer Burco Oo Soo Dhaweentii Ugu Balaadhanyd Ku Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Burco(AN)-<\/b> Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeayay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Soo Dhaweenta Gudoomiyaha oo si wayn looga Dareemay Magaalada Burco ayaa ahayd mid aanay Bulshada Reer Burco u kala hadhin, waxaana hor kacayay Badhasaabka Gobolka Maxamed Ibraahim Qabo , iyadoo ahayd mid ay iskood isku abaabuleen Bulshadu oo aan ku jirin qorshaha Waftiga Gudoomiye Faysal Hor kacayo .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Mudane Aadan ayaa weedho soo dhaween ah ku soo dhaweeyay Gudoomiye Faysal iyo Waftiga uu hogaaminayo .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Magaalada Burco ugu warramay Warbaahinta ayaa sheegay in aad ugu mahad naqayaan Bulshada Burco isagoo faahfaahin ka bixiyay ujeeddada socdaalkooda Burco .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u201c Waxaanu u nimid waxaa weeyaan , waxaan ku leenahay xaflad aanu qaabili doono dad xisbiga soo galayaan , iyo murashaxiin tartamaya Doorashooyinka Golaha wakiilada ,.\u201d Ayuu Yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Gudoomiyahaa ayaa waxaa intaasi ku daray \u201c Intan kale ee lagu daray ee soo dhaweenta kumaanu talo galin , waa ku mahadsantihiin , annagu waanu soo dhameesannay soo dhaweenta iyo is dabayaacaas uma xiisoono moogtahay , markaa idinkaa is xilqaamay , lacagna soomaanaan dirin , xafladaasunbaanu u nimid , aadna waanu idiinku mahad naqaynaa Shacabka Burco , Anigu waxaan idhaahdaaba Burco waa Xareedda Somaliland ..\u201d Ayuu Yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa ku dheeraaday abaaraha ba\u2019an ee ku habsaday Bulshada Reer Somaliland isagoo bulshada ugu baaqay in rabbi loo noqdo oo la waydiisto Raxmadiisa .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Si kastaba ha ahaate Socdaalka uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku yimid Gobolka Togdheer ayaa qeyb ka ah Dar-dargalinta Hawlaha Xisbiga maadaama ay Xisbiga ku soo wajjahanyihiin Doorashooyin waawayn oo kala ah Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ktjpQfrHbDg\" width=\"777\" height=\"777\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(AN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeayay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer . Soo Dhaweenta Gudoomiyaha oo si wayn looga Dareemay Magaalada Burco ayaa ahayd mid aanay Bulshada Reer Burco u kala hadhin, waxaana hor kacayay Badhasaabka Gobolka Maxamed Ibraahim Qabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9542,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-589","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19725"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19725\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}