{"id":19716,"date":"2016-03-22T16:10:40","date_gmt":"2016-03-22T16:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19716"},"modified":"2016-03-22T16:10:40","modified_gmt":"2016-03-22T16:10:40","slug":"maxaabiistii-lagu-qabtay-dagaalkii-togga-suuj-oo-xabsiga-garowe-loo-wareejiyaysawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/22\/maxaabiistii-lagu-qabtay-dagaalkii-togga-suuj-oo-xabsiga-garowe-loo-wareejiyaysawiro\/","title":{"rendered":"Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Togga SUUJ Oo Xabsiga Garowe Loo Wareejiyay+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxaabiistii Al-shabaab ee lagu soo qab-qabtay dagaalkii ka dhacay Togga Suuj iyo Garmaal ee Xeebaha degmada EYL ee Gobolka Nugaal, ayaa si rasmi ah loo geeyey xabsiga weyn ee Garoowe.<\/p>\n<p>Maxaabiistaas oo tiradoodu tahay 35 maxbuus oo 4 kamid ahi ay dhaawac ahaayeen ayaa waxay u badnayd da\u2019doodu 13 ilaa 17sanno taas oo muujinaysa khatarta caruurta Soomaaliyeed haysta ee ay kala kulmayaan xagjiriinta al-Shabaab.<\/p>\n<p>Maxaabiista ayaa loo kala saarey da\u2019dooda, wixii ka loo arkey in ay yihiin caruur ayaa si gaar ah loo geeyey qayb loogu talo galay oo dib loogu dhaqan celinaayo.<\/p>\n<p>Maxaabiistaas oo diif iyo diihaal badani ka muuqdey ayaa durbadiiba saraakiisha iyo hawl wadeenada xabsiga weyne ee Garoowe waxay bilaabeen daaweynta dhaawacyada, daryeelka, quudinta iyo sidii loo siin lahaa xannaano wanaagsan.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii, xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada sare iyo guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ayaa waxay waraysiyo ku saabsan maxaabiitaasi goobihii ay kayimaadeen iyo sababaha ay Puntland u yimaadeen iyo mabaadii\u2019da ay aammin san yihiin la yeesheen dhammaan maxaabiistii xabsiga lagu soo wareejiyey.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Xabsiga ayaa sheegay in ay rajeynayaan in dhalinyaradan dib looga tir-tiro waayhii xumaa ee ay soo amreen iyo dhibtii al-Shabaab u geysteen ee ay ku soo xanbaareen dhulka Puntland oo aysan ka helin soo dhaweyn ee lagala hortagey gacan adag.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4076\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/1-133.jpg?w=696\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4077\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/2-56.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4078\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/3-42.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4079\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/4-33.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"4\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4080\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/5-29.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"5\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxaabiistii Al-shabaab ee lagu soo qab-qabtay dagaalkii ka dhacay Togga Suuj iyo Garmaal ee Xeebaha degmada EYL ee Gobolka Nugaal, ayaa si rasmi ah loo geeyey xabsiga weyn ee Garoowe. Maxaabiistaas oo tiradoodu tahay 35 maxbuus oo 4 kamid ahi ay dhaawac ahaayeen ayaa waxay u badnayd da\u2019doodu 13 ilaa 17sanno taas oo muujinaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19720,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-580","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19716"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19716\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}