{"id":19652,"date":"2016-03-21T13:56:39","date_gmt":"2016-03-21T13:56:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19652"},"modified":"2016-03-21T13:56:39","modified_gmt":"2016-03-21T13:56:39","slug":"maareeyaha-wakaaladda-horumarinta-wadooyinka-somaliland-oo-ka-warbixiyay-halkay-marayso-dhismaha-wadada-ceerigaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/21\/maareeyaha-wakaaladda-horumarinta-wadooyinka-somaliland-oo-ka-warbixiyay-halkay-marayso-dhismaha-wadada-ceerigaabo\/","title":{"rendered":"Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Halkay Marayso Dhismaha Wadada Ceerigaabo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Mareeyaha wakaalada horumarinta wadooyinka Somaliland Pro Xasan Cali Cismaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka warbixiyay halkay ay marayso wada ceerigaabo waxaana uu sheegay inta iminka sida rasmiga ah uu u saran yahay daamurku waxaana uu yidhi,<\/p>\n<p>\u201chawshii markii isbadalku dhacay maxaa kusoo kordhay waa arin u baahan in runta laga sheego daamurka marka aan xaga ceerigaabo kazoo bilowno waa 32KM, markii hore waxa saarna\u00a0 14KM, waxaana ku kordhay 18KM xaga ina Afmadoobana 10Km ayaa kaga kordhay, intii isbadalku dhacayna 28KM oo cusub ayaa daamur la saaray, isugaynta daamurku manta saran wadada ceerigaabo\u00a0\u00a0waa 52KM\u201dSidaas ayuu yidhi Pro \u00a0Xasan Cali Cismaan<\/p>\n<p>Dhanka kalena maareeyuhu waxa kale oo uu ka hadlay waxyaalaha u fududeeyay inay dhisamaha wadadu u socoto sida xawliga ah waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cSaddexdii bilood ee u danbeeyey wadadu waxay u socotaa si xawli ah oo aan odhan karo waxa kordhay inuu 50% ama 60% waana sii laban laaabaynaa insha allah\u201dSidaas ayuu hadalkiisa kusoo koobay Pro Xasan Cali Cismaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Mareeyaha wakaalada horumarinta wadooyinka Somaliland Pro Xasan Cali Cismaan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka warbixiyay halkay ay marayso wada ceerigaabo waxaana uu sheegay inta iminka sida rasmiga ah uu u saran yahay daamurku waxaana uu yidhi, \u201chawshii markii isbadalku dhacay maxaa kusoo kordhay waa arin u baahan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19660,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-56Y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19652"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19652\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}