{"id":19639,"date":"2016-03-20T00:00:53","date_gmt":"2016-03-20T00:00:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19639"},"modified":"2016-03-20T00:00:53","modified_gmt":"2016-03-20T00:00:53","slug":"madaxwaynaha-somaliya-oo-nin-somaliland-ka-soo-jeeda-u-magacaabay-safiirka-qaramada-midoobay-u-fadhiisanaya-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/20\/madaxwaynaha-somaliya-oo-nin-somaliland-ka-soo-jeeda-u-magacaabay-safiirka-qaramada-midoobay-u-fadhiisanaya-somaliya\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliya Oo Nin Somaliland Ka Soo Jeeda U Magacaabay Safiirka Qaramada Midoobay u Fadhiisanaya Somaliya."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo news&#8212;-Madaxweynaha Somaliya ayaa lixsafiir oo uu toddobaadkan magacaabay wuxuu safiirka Somaliya ee Qaramada Midoobay u magacaabay nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan mabda\u2019a somaliweynta.Xasan Sheekh wuxuu Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo ka soo jeeda gobalka Awdal ee Somaliland u magacaabay inuu noqdo safiirka Somaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay ee New York. Mr. Beyle ayaa hore u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda ee dawladaha Xasan Sheekh.Dadka kale ee safiirada loo magacaabay ayaa kala ah  General C\/Raxmaan Sheekh Ciise oo loo magacaabay xarunta  Midowga Yurub, Abuukar Cabdi Cismaan oo loo magacaabay Koonfur Afrika, CaliShariif Axmed oo loo magacaabay safiirka Faransiiska, Fakaru-diin Maxamed oo loo magacaabayinuu noqdo safiirka Kenya iyo Maxamed Xasan Cabdi oo loo magacaabay inuu Somaliya u fadhiyo dalka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo news&#8212;-Madaxweynaha Somaliya ayaa lixsafiir oo uu toddobaadkan magacaabay wuxuu safiirka Somaliya ee Qaramada Midoobay u magacaabay nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan mabda\u2019a somaliweynta.Xasan Sheekh wuxuu Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo ka soo jeeda gobalka Awdal ee Somaliland u magacaabay inuu noqdo safiirka Somaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay ee New York. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19639","post","type-post","status-publish","format-standard","category-uncategorized"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-56L","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19639"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19639\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}