{"id":19627,"date":"2016-03-19T16:20:32","date_gmt":"2016-03-19T16:20:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19627"},"modified":"2016-03-19T16:20:32","modified_gmt":"2016-03-19T16:20:32","slug":"dawladaha-sland-iyo-jabuuti-oo-ka-heshiiyey-shaqaaqadii-dhexmartay-iyo-jabuuti-oo-qiratay-xadgudubka-biyaha-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/19\/dawladaha-sland-iyo-jabuuti-oo-ka-heshiiyey-shaqaaqadii-dhexmartay-iyo-jabuuti-oo-qiratay-xadgudubka-biyaha-sland\/","title":{"rendered":"Dawladaha S\/land Iyo Jabuuti oo ka heshiiyey shaqaaqadii dhexmartay iyo Jabuuti oo qiratay xadgudubka Biyaha S\/land"},"content":{"rendered":"<p>Jabuut(AN)Shirar googoosa\u00a0 oo muddo\u00a0\u00a0 sadex cisho\u00a0 ah\u00a0 qaatay\u00a0 oo\u00a0 la iskugu\u00a0 gar\u00a0 dhiganayey \u00a0kadib\u00a0 waxaa labada dawladood ee Somaliland iyo\u00a0 Jabuuti\u00a0 ay\u00a0 maanta isla qaateen\u00a0 heshiis laba\u00a0 dhinaca\u00a0 kaasi\u00a0 oo\u00a0 dawlada jabuuti\u00a0 ku\u00a0 qiratay\u00a0 khaladkeedee gardarada ahaa ee ay\u00a0 ku\u00a0 qaaday\u00a0 ciidamada\u00a0 badda Somaliland<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/jab1.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19632\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19632\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/jab1.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"jab1\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><\/p>\n<p>oo\u00a0 ku\u00a0 sugan\u00a0 xuduuda badooda.Dawlada jabuutii\u00a0 oo\u00a0 hore u\u00a0 dafirtay\u00a0 inay\u00a0\u00a0 gaf ka\u00a0 gashay\u00a0 Somaliland ayaa \u00a0kadib\u00a0 markii\u00a0 la isla eegay\u00a0 halka\u00a0 ay\u00a0 ku\u00a0 weerareen ciidamada somalilan\u00a0 ayaa\u00a0 ay\u00a0 qirteen\u00a0 inay\u00a0 ku\u00a0 xad gudbeen\u00a0 biyaha Somaliland .Sidoo \u00a0kale dawlada\u00a0 jabuuti waxaa ay\u00a0 dhabarka u\u00a0 ridatay\u00a0\u00a0 dhimashadii\u00a0 iyo\u00a0 dhamaanba khasaarihii\u00a0 halkaasi\u00a0 ka dhashay \u00a0iyada oo\u00a0 xaalna kabixisay \u00a0xad gudubka ay\u00a0 ku\u00a0 kaceen ciidamadoodu.Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland \u00a0mudane\u00a0 cali\u00a0 warancadde\u00a0 oo\u00a0 hogaaminaya\u00a0 waftida\u00a0 dhinaca Somaliland ka socota\u00a0 ayaa si\u00a0 adag\u00a0 ula hadlay\u00a0\u00a0 masuuliyiinta dawlada jabuuti\u00a0 intii ay\u00a0\u00a0 socdeen\u00a0 shirar doceedyada garnaqsigu.Shirkan \u00a0\u00a0heshiiska\u00a0 labada\u00a0 dhinac ayaa maanta ka\u00a0 qabsoomay\u00a0 xarrunta ciidanka bada\u00a0 ee Jabuuti\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/jabuuti3.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19634\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19634\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/jabuuti3.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"jabuuti3\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><\/p>\n<p>halkaasi\u00a0 oo dawlada jabuuti\u00a0\u00a0 uu\u00a0 matalayey\u00a0\u00a0 wasiirka\u00a0 kaluumaysida\u00a0 maxamed Somali \u00a0iyo\u00a0 taliyaha ciidamada bada\u00a0 cabdiraxmaan\u00a0 shiir.Dhinaca Somaliland-na waxaa\u00a0 hogaaminaayey WasiirkaArrimah gudaha\u00a0 mudane cali\u00a0 maxamed warancadde, wasiirka kalluumaysida\u00a0\u00a0 cali buured taliyaha ciidamada badda maxamed xuseen xiirane\u00a0\u00a0 safiirka Somaliland u\u00a0 fadhiyada jabuuti\u00a0 afayeenka wasaarada arrimaha gudaha iyo\u00a0 taliyaha\u00a0 aaga\u00a0 galbeed ee ciidamada badda.Shirkani \u00a0oo\u00a0 warbaahintu\u00a0 dabada ka jiigtay\u00a0 ayaa markii\u00a0 uu\u00a0 soo\u00a0 dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay\u00a0 wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane\u00a0 cali warancade ,<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/jabuuti2.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19633\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19633\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/jabuuti2.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"jabuuti2\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><span style=\"line-height: 1.5;\">Somaliland\u00a0Waxaana \u00a0heshiiska\u00a0 ka sokow ay\u00a0 sheegen\u00a0 in\u00a0 la\u00a0 samayn doono\u00a0 guddi\u00a0 laba\u00a0 dhinaca\u00a0 oo\u00a0 ka shaqayn doonta\u00a0 xidhiidhka saaxiibtinimo ee labada dal.<\/span><\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuut(AN)Shirar googoosa\u00a0 oo muddo\u00a0\u00a0 sadex cisho\u00a0 ah\u00a0 qaatay\u00a0 oo\u00a0 la iskugu\u00a0 gar\u00a0 dhiganayey \u00a0kadib\u00a0 waxaa labada dawladood ee Somaliland iyo\u00a0 Jabuuti\u00a0 ay\u00a0 maanta isla qaateen\u00a0 heshiis laba\u00a0 dhinaca\u00a0 kaasi\u00a0 oo\u00a0 dawlada jabuuti\u00a0 ku\u00a0 qiratay\u00a0 khaladkeedee gardarada ahaa ee ay\u00a0 ku\u00a0 qaaday\u00a0 ciidamada\u00a0 badda Somaliland oo\u00a0 ku\u00a0 sugan\u00a0 xuduuda badooda.Dawlada jabuutii\u00a0 oo\u00a0 hore u\u00a0 dafirtay\u00a0 inay\u00a0\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19634,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-56z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19627"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19627\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}