{"id":19610,"date":"2016-03-19T13:00:43","date_gmt":"2016-03-19T13:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19610"},"modified":"2016-03-19T13:00:43","modified_gmt":"2016-03-19T13:00:43","slug":"kal-fadhigii-30-aad-ee-golaha-wakiilada-oo-si-rasmi-ah-u-furmay-iyo-isku-bedel-lagu-sameeyey-guddiyada-golaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/19\/kal-fadhigii-30-aad-ee-golaha-wakiilada-oo-si-rasmi-ah-u-furmay-iyo-isku-bedel-lagu-sameeyey-guddiyada-golaha\/","title":{"rendered":"Kal-fadhigii 30-aad Ee Golaha Wakiilada Oo Si Rasmi Ah U Furmay Iyo Isku Bedel Lagu Sameeyey Guddiyada Golaha."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Ajandaha kal-fadhiggii 30-aad,fadhigiisii koowaad ee golaha Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga furmay xarunta golaha wakiilada Somaliland.Fadhiggan ay maanta yeesheen mudanayaasha aqalka \u00a0golaha wakiilada ayaa waxaa hoggaaminayey guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,Waxaana ku wehelinayey guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee iyo labaad ee aqalka Baarlamaanka Somaliland.<\/p>\n<p>Kalfadhigan ay manta yeesheen mudanayaashu ayaa waxa badiba kazoo xaadiray xildhibaanada golaha wakiilada iyada oo lagaga hadli doono arimo badan oo horyaala mudanayaasha.Waxana kalfadhigan furay gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Cirro waxaana uu ku dhawaaqay inuu kalfadhigu furan yahay balse maalinta bari ah ay xildhibaanadu ka doodi doonaan arimo badan oo horyaala.<\/p>\n<p>sidoo kale Shirgudoonka Golaha wakiilada JSL ayaa\u00a0 isku bedel xildhibaano ku sameeyey Gudiyadii\u00a0 ay hore uga tirsanaayeen, waxaana sidan lagu Cadeeyey Digreeto uu soo saaray Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu oo u dhignayd sidan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/cir.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19611\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19611\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/cir.jpg?resize=696%2C957\" alt=\"cir\" width=\"696\" height=\"957\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Ajandaha kal-fadhiggii 30-aad,fadhigiisii koowaad ee golaha Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga furmay xarunta golaha wakiilada Somaliland.Fadhiggan ay maanta yeesheen mudanayaasha aqalka \u00a0golaha wakiilada ayaa waxaa hoggaaminayey guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,Waxaana ku wehelinayey guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee iyo labaad ee aqalka Baarlamaanka Somaliland. Kalfadhigan ay manta yeesheen mudanayaashu ayaa waxa badiba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8033,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-56i","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19610"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19610\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}