{"id":19606,"date":"2016-03-19T12:48:11","date_gmt":"2016-03-19T12:48:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19606"},"modified":"2016-03-19T12:48:11","modified_gmt":"2016-03-19T12:48:11","slug":"xildhibaan-obama-oo-sheegay-in-lacag-dhan-150000-oo-doollar-lagala-baxay-qasnadda-golaha-wakiillada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/19\/xildhibaan-obama-oo-sheegay-in-lacag-dhan-150000-oo-doollar-lagala-baxay-qasnadda-golaha-wakiillada\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Obama Oo Sheegay In Lacag Dhan $150\u2019000 Oo Doollar Lagala Baxay Qasnadda Golaha Wakiillada."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi ah oo ahaa Gudoomiyii Guddiga ilaalinta iyo dabagalka hantida ayaa sheegay inaanay sharci ahayn xilka qaadistii guddiga uu gudoomiyaha ka ahaa ee ilaalinta iyo dabagalka kaas oo la sheegay inuu Gudoomiyaha Golaha wakiillada Mr Cabdiraxmaan\u00a0 Maxamed Cabdillaahi [Cirro] sheegay \u201cilaa intii uu guddigani jiray waxaanu\u00a0 u yeedhnay 26 hay\u2019adood oo kaladuwan oo ah hay\u2019adaha xukuumadda mid kaliya oo na diiday oo tidhi iman-maynana maanaan aragg runtiina waxaa la\u00a0 odhan karaa waxaa qaybkamid ah guulaha ugu waaweyn ee ay xukuumaddani gaadhay waanan ku amaanayaa aniga oo ku hadlay magaca guddiga ilaalinta iyo dabagalka hantida\u201d ayuu yidhi yidhi Mudane Obama<\/p>\n<p>.Dhanka kale waxa uu mudane Obama sheegay inuu Guddigoodani yahay hay\u2019adaha ugu sareeya marka la eego dunida kale ee caalamka islamarkaana ay doorweyn kagajiraan ilaalinta iyo kobaca dalka haddii ay dhaqaale ahaan lahayd iyo hadii ay sugnaanta iyo toosnaanta halka ay hantidu ku baxaysaba \u201cdocument-gaa aad arkaysaani waa kii la rabay in berrito golaha laga akhriyo waanu dhamaystiran yahay balse waxaa lays-wediinayaa Golaha dhexdiisa musuq-maasuq ma ka kajiraa mase kama jiro? Ayuu yidhi Mr Obama.Waxaanu isagu laftiisu isaga jawaabay su\u2019aashaasi waxaanu yidhi<\/p>\n<p>\u201chaa wuu ka jiraa Golahayaga wakiillada dhexdiisa musuqmaasuq waayo waxaan tusaale u soo qaadanayaa sanadihii ugu dambeeyey waxaa jira shaqaale farabaan oo layska qoranayey oo ay shakhsiyaad gaar ahi iska qoranayeen waxaanay hadda shaqaalahaasi gaadhayaan 116 qof\u201d ayuu yuu yidhi Xildhibaan Maxamed Cali Xisrsi.&#8221;markii ay hay\u2019adda shaqaaluhu tidhi waa inaanu idinla eegnaa shaqaalihiina iyo sida aydnu ku qorataan waana inaan tiriinnaa Golahayagu si cad buu u diiday waxaanay ku yidhaadeen annagu waxaannu nahay hay\u2019ad madax banaan namana baadhi kartaan\u201d ayuu yidhi Xildhibaan Obama.<\/p>\n<p>Dhanka kalana waxa uu sheegay inay jiraan shaqaale dulman oo aan la siinin mushaharaadkoodii ay xaqa u lahaayeen waxaakale oo aan warqaddaa idiinku hayaa oo ku qoran inay shakhsiyaad gaa ahi ku tagri faleen oo ay qaateen lacagg dhan $150,000 oo dollar\u201d ayuu yidhi Maxamed Cali Xirsi [Obama]\u201cwaxaannu soo jeedinayaa in dib u eegis lagu sameeyo Golahayaga oo la faaqido oo la baadho waayo hay\u2019adda shaqaalah iyo hanti baadhaha qarankaba xilbaa ka saaran inuu baadhitaan ku sameeyo golahan uu musuq maasuqu hadheeyey\u201d ayuu yidhi Mudane Obama.<\/p>\n<p>Dhanka kalana waxa uu sheegay inuu musuq maasuqa goluhu gaadhay inuu mid kamida Gudoomiye ku xigeennada Goluhu hay;adda shaqaalaha iska hortaagay inay wiilkiisa uu dhalay ka qaadaan imtixaan sida dadka kale si lamid ah isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cmusuq maasuqii Goluhu waxa uu maanta marayaa inuu mid kamid ah ku xigeennada Gudoomiyaha Golaha wakiillada uu y idhaado will uu dhalay qasab Golaha halagaga shaqaalasyiiyo markii ay hay;addii ku shaqada lahaydi tidhi waxaanu ka qaadaynaa\u00a0 imitixaan sida dadka kalana waxa uu ku yidhi ma baadhi kartaan oo waxaanu nahay [wakiillada] hay;ad idinka madax bannaan\u201d ayuu yidhi Xildhibaan Obama.<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa la xidhiidha arrimaha musuqmaasuqana waxa uu yidhi \u201cwaxay maanta maraysaa in qasnaddii Goluhulahaa ee qaranka ay shakhsiyaad gaar ahi kalabxeen lacagg dhan $150,000 oo dollar\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi ah oo ahaa Gudoomiyii Guddiga ilaalinta iyo dabagalka hantida ayaa sheegay inaanay sharci ahayn xilka qaadistii guddiga uu gudoomiyaha ka ahaa ee ilaalinta iyo dabagalka kaas oo la sheegay inuu Gudoomiyaha Golaha wakiillada Mr Cabdiraxmaan\u00a0 Maxamed Cabdillaahi [Cirro] sheegay \u201cilaa intii uu guddigani jiray waxaanu\u00a0 u yeedhnay 26 hay\u2019adood oo kaladuwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16091,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-56e","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19606"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19606\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}