{"id":19573,"date":"2016-03-17T15:08:41","date_gmt":"2016-03-17T15:08:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19573"},"modified":"2016-03-17T15:08:41","modified_gmt":"2016-03-17T15:08:41","slug":"daawo-waftigii-uu-hogaaminayay-musharax-muuse-biixi-oo-maanta-kumanan-taagerayaash-kulmiye-si-diiran-ugu-soo-dhaweeyen-magaalada-togwajaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/17\/daawo-waftigii-uu-hogaaminayay-musharax-muuse-biixi-oo-maanta-kumanan-taagerayaash-kulmiye-si-diiran-ugu-soo-dhaweeyen-magaalada-togwajaale\/","title":{"rendered":"Daawo  Waftigii Uu Hogaaminayay musharax muuse biixi Oo maanta Kumanan Taagerayaash Kulmiye si Diiran Ugu soo dhaweeyen magaalada Togwajaale"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) Waftigii Balaadhnaa ee uu Hogaaminayay musharax muuse biixi Cabdi oo Habeenkii Xalay Ahayd ku Sugnaa Magalo Madxda Gobolka Gabiley ayaa Saka Subaxdii U An Baxay Magaalo Ganacsiyeedka Dagmada Tog-Wajaale Halkaasi oo Diiran logu soo dhaweeyay<br \/>\nKumanaan Kamida Tageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Magalada TogWajaale Ayaa Kaga Hortagay Banka Wayn Ee Magaladaasi Halkaasi oo Ay Taaeerayaasha Muuse Biixi Cabdi oo Lulaaya Astaanta Xisbiga Kulmiye islamarkana Wata Gaadiid Lagu Xardhay Astaanta Xisbiga Kulmiye iyo Waliba Fardo Gaashaaman sidookalena Ku Dhawaaqaya Halku Dhagyo Ay Ku Taageerayaan Xisbiga Kulmiye iyo Musharax Muuse Bixxi Cadi<br \/>\nTaagerayaashani Iyo Waftiga Ayaa Isagu Soo Biyo Shubtay Khayriyada Magalada Tog=Wajaale<br \/>\nHalkaasi oo Ay Masuuliyiintu Kala Hadleen Kumaanaan Kamida Taageerayasha Xisbi Xaakimka Kulmiye<\/p>\n<span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MCSZv7rtwbI?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) Waftigii Balaadhnaa ee uu Hogaaminayay musharax muuse biixi Cabdi oo Habeenkii Xalay Ahayd ku Sugnaa Magalo Madxda Gobolka Gabiley ayaa Saka Subaxdii U An Baxay Magaalo Ganacsiyeedka Dagmada Tog-Wajaale Halkaasi oo Diiran logu soo dhaweeyay Kumanaan Kamida Tageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Magalada TogWajaale Ayaa Kaga Hortagay Banka Wayn Ee Magaladaasi Halkaasi oo Ay Taaeerayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19574,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-55H","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19573"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19573\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}