{"id":19560,"date":"2016-03-17T14:22:24","date_gmt":"2016-03-17T14:22:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19560"},"modified":"2016-03-17T14:22:24","modified_gmt":"2016-03-17T14:22:24","slug":"maamulka-gobolka-awdal-oo-cadeeyay-in-4-ruux-ay-u-geeriyoodeen-abaarta-darteed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/17\/maamulka-gobolka-awdal-oo-cadeeyay-in-4-ruux-ay-u-geeriyoodeen-abaarta-darteed\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Awdal oo Cadeeyay in 4 Ruux ay u Geeriyoodeen Abaarta Darteed"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maamulka Gobolka Awdal ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dhinaca abaaraha ah, kadib markii afar qof ay abaar ugu dhinteen deegaano ka tirsan Gobolka Awdal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dadka dhintay ayaa isugu jiray haween iyo caruur ay abaartu si darran u saameysay. \u201cWaxa weeye laba carruura; islaan iyo oday.\u201d ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Awdal.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa sheegay in abaartu ay saameysay reer guuraa badan oo iminka kasoo hayaamaya dhulka xeebaha.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo xaaladii abaarti awal ay xoolo marysay hase ahaatee ay timid dhimasho bini-aadam, waxaanan ku dhawaaqnay in cid kastaa joojiso hawlihii gobalka ka socday oo loo gurmado dadkaas. Waxay soo gaadhay in dhimasho lanoo soo xaqiijiyo.\u201d ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Awdal, oo dadka reer Somaliland ka codsaday inay u gurmadaan dadkaas walaalahood ah oo ah hayaan ay abaari saamaysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maamulka Gobolka Awdal ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dhinaca abaaraha ah, kadib markii afar qof ay abaar ugu dhinteen deegaano ka tirsan Gobolka Awdal. &nbsp; Dadka dhintay ayaa isugu jiray haween iyo caruur ay abaartu si darran u saameysay. \u201cWaxa weeye laba carruura; islaan iyo oday.\u201d ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Awdal. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10026,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-55u","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19560"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19560\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}