{"id":19553,"date":"2016-03-17T14:13:22","date_gmt":"2016-03-17T14:13:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19553"},"modified":"2016-03-17T14:13:22","modified_gmt":"2016-03-17T14:13:22","slug":"shil-baabuur-oo-ka-dhacay-wadada-isku-xidha-magaalooyinka-hargeysa-iyo-berbera-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/17\/shil-baabuur-oo-ka-dhacay-wadada-isku-xidha-magaalooyinka-hargeysa-iyo-berbera-iyo-khasaaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-War hada soo gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada wararka Ramaasnews ayaa sheegaya in shil baabuur uu ka dhacay wadada isku xidha magaalooyiinka hargeysa iyo berbera.<\/p>\n<p>Waxaana shilkan uu ka dhacay meel u dhaw magaalada Dacar-budhuc waxaan gaadhiga dhacay uu ahaa gaawaadhida loo yaqaano baska kaasi oo siday dad rakaab ah isla markaana tiradooda lagu qiyaasay \u00a0ku dhawaad 30 qof waa siday ay u sheegeen shabakada Ramaasnews dad gaadhay goobtaa uu shilku ka dhacay oo u socday magaalada berbera.<\/p>\n<p>Waxaana gaadhigani uu\u00a0\u00a0ka amba-baxay magaalada hargeysa isaga oo usii jeeday magaalada berbera waxaana uu siday sida \u00a0la sheegay dad doonaya inay isa soo diiwaangalinyaan una socday magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil.<\/p>\n<p>Shilkan baabuur ayaa sababay dhaawac iyada oo sida\u00a0 la sheegay ay u darnayeen saddex qof kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagula tacaalayo cusbitaalka magaalada berbera balse shilkan Ayaan isagu sababin wax dhimasho ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-War hada soo gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada wararka Ramaasnews ayaa sheegaya in shil baabuur uu ka dhacay wadada isku xidha magaalooyiinka hargeysa iyo berbera. Waxaana shilkan uu ka dhacay meel u dhaw magaalada Dacar-budhuc waxaan gaadhiga dhacay uu ahaa gaawaadhida loo yaqaano baska kaasi oo siday dad rakaab ah isla markaana tiradooda lagu qiyaasay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19553","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-55n","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19553"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19553\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}