{"id":19548,"date":"2016-03-17T14:09:14","date_gmt":"2016-03-17T14:09:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19548"},"modified":"2016-03-17T14:09:14","modified_gmt":"2016-03-17T14:09:14","slug":"gudoomiye-ku-xigeenkii-gobolka-saaxil-oo-la-sheegay-in-xilkii-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/17\/gudoomiye-ku-xigeenkii-gobolka-saaxil-oo-la-sheegay-in-xilkii-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Saaxil Oo La Sheegay In Xilkii Laga Qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;&#8211;Warar hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland uu Xilkii ka qaaday Gudoomiye Kuxigeenkii Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdillahi oo xilkaasi hayay mudo laba sanadood ku dhaw.<\/p>\n<p>Gudoomiye Xaamud ayaa isagu sheegay inuu jiro xilka ka qaadistaasi lagu sameeyey.<\/p>\n<p>Digreetada xilka lagaga qaaday Gudoomiye Kuxigeenkii Hore ee Gobolka Saaxil laguma sheegin Masuulka Xilkaas loo soo magacaabay ee lagu Bedelay balse waxa lagu amaray Xamud Xuseen Cabdillahi inuu xilkii ku wareejiyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo si kumeel gaadha usii hayn doona, sidoo kale marb aanu weydiinay Gudoomiye Kuxigeenka Xilka Laga qaaday cid ku saxexan xilka ka qaadistiisii maadama oo Madaxweyniye Siilanyo dalka debediisa ku maqan yahay ayaa waxa sheegay inuu Madaxweynuhu ku saxeexan yahay Digreetada xilka lagaga qaaday,<\/p>\n<p>Ilaa hada lama oga masuulka Xilkan loo soo magacaabi doono ee xaamud Xuseen cabdilahi Bedeli doona hase yeeshee Warar xogogaala oo aanu helay waxa ay sheegayaan in xilkaasi loo soo magacaabay Keyd Cabdillahi Xandule oo kamida ah ganacsatada reer Berbera horena u ahaan jiray Maamulihii shirkada dahabshiil ee Berbera balse shaqadaas ka tagay mudo hada laga joogo sanad,<\/p>\n<p>Kayd Cabdiilahi waxa kaloo kamida ahaa Musharaxiintii utartamay Golaha deegaanka Degmada Berbera 2012kii waxaanu ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye balse muu soo bixin oo waa uu hadhay,<\/p>\n<p>inkastoo aanan cadayn karin in masuulkan la soo magacaabay hada waa wararka laysla dhex marayo.mar aanu isku daynay in aanu\u00a0 tilifoonmkiisa gacanta kala xidhiidhno Kayd Cabdillahi Xandule si aanu magacaabista la sheegayo wax uga weydiino waa uu xidhnaa ama damsanaa telefoonkiisu.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;&#8211;Warar hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland uu Xilkii ka qaaday Gudoomiye Kuxigeenkii Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdillahi oo xilkaasi hayay mudo laba sanadood ku dhaw. Gudoomiye Xaamud ayaa isagu sheegay inuu jiro xilka ka qaadistaasi lagu sameeyey. Digreetada xilka lagaga qaaday Gudoomiye Kuxigeenkii Hore ee Gobolka Saaxil laguma sheegin Masuulka Xilkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19552,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-55i","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19548"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19548\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}