{"id":19547,"date":"2016-03-17T14:07:30","date_gmt":"2016-03-17T14:07:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19547"},"modified":"2016-03-17T14:07:30","modified_gmt":"2016-03-17T14:07:30","slug":"madaxwayne-obama-oo-magacaabay-gudoomiyaha-maxkamada-sare-ee-dalka-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/17\/madaxwayne-obama-oo-magacaabay-gudoomiyaha-maxkamada-sare-ee-dalka-maraykanka\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Obama Oo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Dalka Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Madaxweyne Obama ayaa magacaabay garsoore, Merrick Garland, inuu noqdo gudoomiyaha maxkamada sare kadib markii uu dhintay gudoomiyihii hore.<\/p>\n<p>Magacaabida ayaa waxaa ansixin doona Sanate-ka, laakiin waxaa ku badan xisbiga Republiga oo aan u codayn doonin ansixinta.<\/p>\n<p>Xisbiga Republiga ayaa waydiistay Obama inuu u dhaafo magacaabida madaxweynaha cusub ee la dooranayo November.<\/p>\n<p>Sagaalka xubno ee maxkamada sare ayaa u kala qaybsan dad furfuran iyo dad mayal adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Madaxweyne Obama ayaa magacaabay garsoore, Merrick Garland, inuu noqdo gudoomiyaha maxkamada sare kadib markii uu dhintay gudoomiyihii hore. Magacaabida ayaa waxaa ansixin doona Sanate-ka, laakiin waxaa ku badan xisbiga Republiga oo aan u codayn doonin ansixinta. Xisbiga Republiga ayaa waydiistay Obama inuu u dhaafo magacaabida madaxweynaha cusub ee la dooranayo November. Sagaalka xubno ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4910,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-55h","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19547"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19547\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}