{"id":19519,"date":"2016-03-16T15:37:20","date_gmt":"2016-03-16T15:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19519"},"modified":"2016-03-16T15:37:20","modified_gmt":"2016-03-16T15:37:20","slug":"puntland-oo-la-sheegay-inay-la-wareegtay-deegaanka-garmaal-kana-hadashay-khasaarihii-ka-dhashay-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/16\/puntland-oo-la-sheegay-inay-la-wareegtay-deegaanka-garmaal-kana-hadashay-khasaarihii-ka-dhashay-dagaalka\/","title":{"rendered":"Puntland Oo La Sheegay Inay La Wareegtay Deegaanka Garmaal Kana Hadashay Khasaarihii Ka Dhashay Dagaalka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka qabasadeen deegaanka Garmaal oo ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal ciidammo Al-shabaab ka tirsan oo habeen hore qabsaday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in dagaalkii saakay dhacay ay ciidamada Puntland ku dileen 13-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan, ayna deegaanka ka qabsadeen, isagoo xusay in xoogaggii Al-shabaab ay aadeeen dhinaca badda.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ciidamada Puntland dileen 13 xubnood oo Al-shabaab ka tirsan, sidoo kale waxaa jira dhaawacyo kasoo gaaray dagaalka,\u201d ayuu yiri guddoomiyaha gobolka oo aan sheegin khasaaraha dagaalkaas kasoo gaaray dhanka ciidamada Puntland ee dagaalka la galay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in xoogaggii Al-shabaab ee ay la galeen saakay dagaalka ay tiradoodu gaaraysay 250 ruux, ayna ka adkaadeen, wuxuuna hadalkiisa ku daray inay deegaanno kale kusii wajahan yihiin ciidanka Puntland.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xoogaggii Al-shabaab ayaa weli ku sugan deegaan ku dhow Gara-cad oo ka tirasn gobolka Nugaal, kuwaasoo tiradooda lagu sheegay 400-qof , laakiin ay ku wajahan yihiin ciidamada Puntland oo saakay u dhaqaaqay deegaankaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka qabasadeen deegaanka Garmaal oo ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal ciidammo Al-shabaab ka tirsan oo habeen hore qabsaday. Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in dagaalkii saakay dhacay ay ciidamada Puntland ku dileen 13-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan, ayna deegaanka ka qabsadeen, isagoo xusay in xoogaggii Al-shabaab ay aadeeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19519","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-54P","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19519"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19519\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}