{"id":19511,"date":"2016-03-16T14:34:15","date_gmt":"2016-03-16T14:34:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19511"},"modified":"2016-03-16T14:34:15","modified_gmt":"2016-03-16T14:34:15","slug":"ergayga-qaramada-midoobay-oo-si-kooban-uga-hadlay-laba-kulan-oo-uu-la-yeeshay-madaxweyne-silanyo-iyo-cabdiraxmaan-cirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/16\/ergayga-qaramada-midoobay-oo-si-kooban-uga-hadlay-laba-kulan-oo-uu-la-yeeshay-madaxweyne-silanyo-iyo-cabdiraxmaan-cirro\/","title":{"rendered":"Ergayga Qaramada Midoobay Oo Si Kooban Uga Hadlay Laba Kulan Oo Uu La Yeeshay Madaxweyne Silanyo Iyo Cabdiraxmaan-Cirro &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Somaliya Danjire , Micheal Keating, ayaa qoraalo uu soo geliyay boggiisa twitterka, wuxuu kaga hadlay kulamo uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/152.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31439\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/152-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Danjire Keating, ayaa wuxuu qoraaladaas oo koobnaa ku sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo ka wada hadleen horumarka siyaasadeed ee Somaliland iyo arrimaha abaaraha halka ay Cabdiraxmaan-cirro ka wada hadleen caqabadaha doorashooyinka Somaliland soo waajihi kara iyo weliba arrimaha diiwaangelinta cod bixiyayaasha. \u201cWaan ku faraxsanahay inuu I qaabilo Madaxweyne Siilaanyo. Waxaanu ka wada hadalnay abaaraha iyo horumarka siyaasadeed ee Somaliland.\u201d ayuu ku yidhi qoraalka kooban ee uu kaga hadlay kulanka uu la yeeshay Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlaya kulanak uu la yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha Waddani, wuxuu yidhi \u201cGuddoomiyaha Baarlamaanka Cabdiraxmaan-Cirro waxaanu ka wada hadalnay caqabadaha doorashooyinka oo ay ku jiraan diiwaangelinta cod bixiyayaashu.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Somaliya Danjire , Micheal Keating, ayaa qoraalo uu soo geliyay boggiisa twitterka, wuxuu kaga hadlay kulamo uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro. Danjire Keating, ayaa wuxuu qoraaladaas oo koobnaa ku sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo ka wada hadleen horumarka siyaasadeed ee Somaliland iyo arrimaha abaaraha halka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19515,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-54H","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19511"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19511\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}