{"id":19466,"date":"2016-03-15T14:40:57","date_gmt":"2016-03-15T14:40:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19466"},"modified":"2016-03-15T14:40:57","modified_gmt":"2016-03-15T14:40:57","slug":"isbahaysiga-oo-magacaabay-shan-xubnood-oo-uga-qayb-galaya-wada-hadalka-u-bilaabmaya-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/15\/isbahaysiga-oo-magacaabay-shan-xubnood-oo-uga-qayb-galaya-wada-hadalka-u-bilaabmaya-waddani\/","title":{"rendered":"Isbahaysiga Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo Uga Qayb Galaya Wada Hadalka U Bilaabmaya Waddani"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa iska dhex xulay shan xubnood oo ah guddi wada hadal rasmi ah la bilaabi doonta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/149.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31403\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/149-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Magacaabista guddigan oo daba socotay wada hadalada furmay oo ay Waddani iyo isbahaysigu ku heshiiyeen in dhinac waliba magacaabo guddi ka kooban shan xubnood oo si rasmi ah u bilowda wada hadalka.<\/p>\n<p>Shanta xubnood ee ay isbahaysigu ay dhinacooda uga magacaabeen wada hadalada Waddani ayaa kala ah<\/p>\n<p>1.\u00a0Xuseen Axmed Caydiid<\/p>\n<p>2.\u00a0Faarax Cilmi Geedoole<\/p>\n<p>3.\u00a0Cali Cabdi Saa\u2019iq<\/p>\n<p>4.\u00a0Cabdirisaaq Khaliif Axmed<\/p>\n<p>5.\u00a0Dr. Cabdi Aw Daahir Cali<\/p>\n<p>Shantan xubnood ayaa ka mid ah ragga ugu culus siyaasiyiinta isbahaysiga oo intooda badani ah wasiiradii iska casilay xukuumadii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.<\/p>\n<p>Geesta kale, xisbiga Waddani ayaa isna la filayaa inuu maanta magacaabo shanta xubnood ee geestooda uga qayb galaya wada hadalka siyaasadeed ee bilowga ah.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa iska dhex xulay shan xubnood oo ah guddi wada hadal rasmi ah la bilaabi doonta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Magacaabista guddigan oo daba socotay wada hadalada furmay oo ay Waddani iyo isbahaysigu ku heshiiyeen in dhinac waliba magacaabo guddi ka kooban shan xubnood oo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19468,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-53Y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19466"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19466\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}