{"id":19456,"date":"2016-03-15T14:28:17","date_gmt":"2016-03-15T14:28:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19456"},"modified":"2016-03-15T14:28:17","modified_gmt":"2016-03-15T14:28:17","slug":"boobe-yuusuf-ducaale-oo-eedo-ku-hurgufay-masuul-xisbiga-waddani-u-magacaabay-xilkii-uu-baneeyey-ee-xoghayaha-warfaafinta-xisbiga-wadani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/15\/boobe-yuusuf-ducaale-oo-eedo-ku-hurgufay-masuul-xisbiga-waddani-u-magacaabay-xilkii-uu-baneeyey-ee-xoghayaha-warfaafinta-xisbiga-wadani\/","title":{"rendered":"Boobe Yuusuf Ducaale Oo Eedo Ku Hurgufay Masuul Xisbiga Waddani U Magacaabay Xilkii Uu Baneeyey Ee Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Xoghayihii hore warfaafinta\u00a0 xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay gudaha magaalada hargeysa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha cusub ee Wadani Cabdirashiid Xasan Mataan oo uu kaga hadlay sida uu arko xilka uu u magaacabay gudoomiyaha wadani.<\/p>\n<p>Waxaana boobe oo arimaha ka hadlaya uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhawaan warbaahinta ka halacsaday nin hankiisu garoocan yahay oo hadaladaydii inta uu tixraacay maagaya, ninkan waxa loo magacaabay xoghayaha warfaafinta Wadani isagoo jooga magaalada Xagal ee gobolka Saaxil ka tirsan, madaxwayne ku xigeen ayuu u sharaxnaa xaalkiisu se waxa uu ku danbeeyy maafish dabakeen, xusul duub madhan iyo xawaare sare ayuu kusoo galay magaalada hargeysa xafiiskii madhnaa iyo xilkii madhanaa ee aan ka xuub siibtay ayuu xiise madhan iyo xarago madhan kula dul ciiray\u201dSidaas ayuu yidhi Boobe Yusuf Ducaale<\/p>\n<p>Isagoo waliba hadalkiisa sii wata boobe yuusuf ducaale ayaa waxa uu intaa ku daray<\/p>\n<p>\u201cNinkaasi waxa uu sheegay inuu u yimi afaran xaalay ah oo aan madhnayn isaga laftiisa Ayaan u maragsanaya oo waxaan ku cadaynayaa inuu xaalay madhan u yimi, xil, xafiis xog xoolo iyo xamaan uu igala wareegay midna ma jiro\u201dSidaas ayuu yidhi Boobe Yusuf Ducaale<\/p>\n<p>Dhanka kale Boobe Yusuf Ducaale waxa uu carabka ku dhuftay inaanu xisbi danbe ku biirayn horena aanu u galin marka laga reebo xisbiga Wadani waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cHorta waligay xisbi maan galin, kulmiyena kumaan jirin bishii March-2012 ayuu madaxwaynuhu intuu usoo garaacay igu yidhi wasiir Ayaan kuu magacaabayaaa shardi kumuu xidhinoo imuu odhan Kulmiye Kusoo biir, markaa dadku waxa ay u haystaan inaan kulmiye ka tirsanaa, anigu waligay xisbi kuma biriin kumana biirayo waligay, waligayna xisbi aan WADANI ahayn kumaan biriin\u201dSidaas ayuu yidhi Boobe Yusuf Ducaale<\/p>\n<p>Si kasteba ha ahaatee Hadalkan maanta kasoo yeedhay Boobe Yuusuf Ducaale ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan gudoomiye Cirro booskii uu baneeyey Boobe uu u magacaabay Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo muuqaalka<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KmNGdakb34k?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Xoghayihii hore warfaafinta\u00a0 xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay gudaha magaalada hargeysa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha cusub ee Wadani Cabdirashiid Xasan Mataan oo uu kaga hadlay sida uu arko xilka uu u magaacabay gudoomiyaha wadani. Waxaana boobe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19463,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19456","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-53O","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19456"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19456\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}