{"id":1942,"date":"2014-12-19T14:44:47","date_gmt":"2014-12-19T14:44:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1942"},"modified":"2014-12-19T14:44:47","modified_gmt":"2014-12-19T14:44:47","slug":"r-wasaaraha-cusub-cumar-cabdirashiid-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-africa-ee-soomaaliya-maman-sidikou","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/19\/r-wasaaraha-cusub-cumar-cabdirashiid-oo-la-kulmay-wakiilka-midowga-africa-ee-soomaaliya-maman-sidikou\/","title":{"rendered":"R.Wasaaraha cusub Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maman Sidikou"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho, 18 December 2014 \u2013<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke,\u00a0\u00a0ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom<\/p>\n<p>ADVERTISEMENTS<\/p>\n<p>Wakiilka Midowga Africa ayaa ugu hambalyeeyay Ra\u2019iisul Wasaare Sharma\u2019arke xilka cusub ee loo dhiibay, wuxuuna tilmaamay ka midowga africa ahaan in ay la shaqayn doonaan Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono, isagoona u rajeeyey in uu ku guulaysto howlaha ballaaran ee horyaalla. Danjire Maman S. Sidikou ayaa sheegay in uu filayo \u00a0R.W Sharma\u2019arke in uu sii xoojin doono xariirka ka dhaxeeya midowga africa iyo Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaaraha Magacaaban Danjire Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke, ayaa uga mahadceliyay wakiilka midowga africa dhambaalka uu soo gaarsiiyey, wuxuuna tilmaamay in uu sii adkayn doono xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya dawladda F. Soomaaliya iyo Midowga Africa, isla markaana wadajir uga shaqayn doonaan sidii markale Soomaaliya cagaheeda isugu taagi lahayd.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 18 December 2014 \u2013Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke,\u00a0\u00a0ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom ADVERTISEMENTS Wakiilka Midowga Africa ayaa ugu hambalyeeyay Ra\u2019iisul Wasaare Sharma\u2019arke xilka cusub ee loo dhiibay, wuxuuna tilmaamay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1943,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1942","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-vk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1942"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1942\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}