{"id":1939,"date":"2014-12-19T14:41:31","date_gmt":"2014-12-19T14:41:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1939"},"modified":"2014-12-19T14:41:31","modified_gmt":"2014-12-19T14:41:31","slug":"boko-haraam-oo-200-qof-hor-leh-ka-afduubtay-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/19\/boko-haraam-oo-200-qof-hor-leh-ka-afduubtay-nigeria\/","title":{"rendered":"Boko Haraam oo 200 qof hor leh ka afduubtay Nigeria"},"content":{"rendered":"<p><strong>Ururka Boko Haraam ayaa 200-qof oo hor leh ka afduubtay tuulo ku yaalla dalka Nigeria.<\/strong><\/p>\n<p>Wararka la helaayo ayaa sheegaaya in maleeshiyo ka tirsan ururka ay weerar ku qaadeen tuulo la yiraahdo Gumsuri oo ku taal Waqooyi Bari Nigeria, waxaana ay dileen 33-qof, waxaana weerarkan uu dhacay axaddi lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Qof ka badbaaday weerarka ayaa sheegay in ku dhowaad 200-qof ay afduubteen mintidiinta Boko Haraam.<\/p>\n<p>Dadka la afduubtay ayaa waxaa ku jira caruur iyo haween, waxaana la garanaynin halka ay la aadeen.<\/p>\n<p>Bilowgii sanadkan ayaa maleeshiyada Boko Haraam afduubteen inka badan 200-qof gabdhood oo ilaa hadda weli ay haystaan oo badankood niman loo guuriyey.<\/p>\n<p>Dowladda Nigeria weli wax war ah kama soo saarin dhacdadan oo dhabar jab hor leh ku noqonaysa Xukuumadda Madaxweyne Goodluck Jonathan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Boko Haraam ayaa 200-qof oo hor leh ka afduubtay tuulo ku yaalla dalka Nigeria. Wararka la helaayo ayaa sheegaaya in maleeshiyo ka tirsan ururka ay weerar ku qaadeen tuulo la yiraahdo Gumsuri oo ku taal Waqooyi Bari Nigeria, waxaana ay dileen 33-qof, waxaana weerarkan uu dhacay axaddi lasoo dhaafay. Qof ka badbaaday weerarka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1940,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-vh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1939"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1939\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}