{"id":19383,"date":"2016-03-14T15:59:31","date_gmt":"2016-03-14T15:59:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19383"},"modified":"2016-03-14T15:59:31","modified_gmt":"2016-03-14T15:59:31","slug":"waan-ku-faraxsanahay-inaan-imaado-somaliland-markii-iigu-horaysay-ergayga-cusub-ee-qaramada-midobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/14\/waan-ku-faraxsanahay-inaan-imaado-somaliland-markii-iigu-horaysay-ergayga-cusub-ee-qaramada-midobe\/","title":{"rendered":"\u201cWaan Ku Faraxsanahay Inaan Imaado Somaliland Markii Iigu Horaysay ..\u201dErgayga Cusub Ee Qaramada Midobe."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ergayga cusub ee Qaramada Midobe u qaabilsan dalalka Somaliland &amp; Somalia Mr. Micheil Kieting ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu markii u horeysay yimaado dalka somaliland, sidoo kalena waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay horumarka balaadha ee ay gaadhay somaliland waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaan ku faraxsanahay markii ugu horaysay ee aan imaado Somaliland, waxanan ku faraxsanahay kulanka aan la qaatay Madaxwaynaha ,Madaxwayne ku xigeenka iyo xubnaha golaha wasiirada waxaananu ka doodnay hawlaha horumarineed ee ay\u00a0 Qaramada midoobe ka wado Somaliland iyo sidii ay u qabsomi lahaayeen dorashoyinka 2017 ee Madaxtoyadu Waxaana wax alfu farxo ah horumarka balaadhan ee ay somaliland ku talaabsatay\u201dSidaas ayuu yidhi Mr. Micheil Kieting<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Ergayga cusub ee Qaramada Midobe u qaabilsan dalalka Somaliland &amp; Somalia Mr. Micheil Kieting ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu markii u horeysay yimaado dalka somaliland, sidoo kalena waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay horumarka balaadha ee ay gaadhay somaliland waxaana uu yidhi. \u201cWaan ku faraxsanahay markii ugu horaysay ee aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19383","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-52D","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19383"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19383\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}