{"id":19334,"date":"2016-03-13T14:28:57","date_gmt":"2016-03-13T14:28:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19334"},"modified":"2016-03-13T14:28:57","modified_gmt":"2016-03-13T14:28:57","slug":"xildhibaan-nacnac-oo-cadeeyay-inaanu-mar-dambe-isku-soo-sharaxayn-golaha-wakiilada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/13\/xildhibaan-nacnac-oo-cadeeyay-inaanu-mar-dambe-isku-soo-sharaxayn-golaha-wakiilada-somaliland\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Nacnac oo Cadeeyay inaanu Mar dambe isku soo Sharaxayn Golaha Wakiilada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa cadeeyay inaanu doorashada dambe ee golaha wakiilada isa soo sharixi doonin, waxase uu ku taliyay in la doorto dad daacad ah oo wax qaban kara.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/nacnac.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31372\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/nacnac-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"nacnac\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan Nacnac oo u waramay weriye Faysal fadh-fadhle oo ka tirsan Telefishanka Universal, ayaa sheegay inuu qaatay go\u2019aan la mid ah go\u2019aanka Madaxweynuhu ka qaatay is sharaxaadda doorashooyinka, \u201cMurashax ma doonaayo inaan noqdo, madaxweynihii waa kaas is casilay waa kaas yidhi ma doonayo doorasho, aniguna isagaan la mid ahay oo ma doonayo,\u00a0 I doortaay dambe Alle ayaan ka hoos galay.\u201d ayuu yidhi xildhibaanku, waxaanu intaas raaciyay \u201claakiin waxaanu leenahay dad wax qaban kara\u00a0 hala doorto ama xildhibaan ha noqoto ama meel kale dad Somalilander ah oo wax qaban kara oo daacad ah hala doorto, waa kaas madaxweynihii inaga tagay oo Mandelaheena ahaa oo inala soo halgamay, wax qabadkii maanta intaas uu joogay waa dawladii wax qabad, markaas kaas [Madaxweynaha] ayuun baan aniguna raacayoo I doortaay dambe u malayn maayo inay jirayso.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaanku, wuxuu hoosta ka xariiqay inuu ka fadhiisanayo gebi ahaanba siyaasadda, \u201cWaanigaas ka fadhiistayba siyaasadii oo madaxweynaha qoladii raacday ayaan ku jiraa.\u201d ayuu yidhi Xildhibaan Nacnac oo ka jawaabayay su\u2019aal la weydiiyay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Nacnac oo laga doortay gobalka Maroodi-jeex, ayaa ah xildhibaan inta badan wax u tara mujaahidiinta iyo dadka kale ee reer Somaliland ee tabaalaysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa cadeeyay inaanu doorashada dambe ee golaha wakiilada isa soo sharixi doonin, waxase uu ku taliyay in la doorto dad daacad ah oo wax qaban kara. Xildhibaan Nacnac oo u waramay weriye Faysal fadh-fadhle oo ka tirsan Telefishanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19337,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-51Q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19334"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19334\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}