{"id":19296,"date":"2016-03-12T14:44:05","date_gmt":"2016-03-12T14:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19296"},"modified":"2016-03-12T14:44:05","modified_gmt":"2016-03-12T14:44:05","slug":"isabahaysiga-kulmiye-oo-shurud-ka-dhigay-ku-soo-biirida-waddani-inay-heelan-kuraasta-ugu-saraysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/12\/isabahaysiga-kulmiye-oo-shurud-ka-dhigay-ku-soo-biirida-waddani-inay-heelan-kuraasta-ugu-saraysa\/","title":{"rendered":"ISABAHAYSIGA KULMIYE OO SHURUD KA DHIGAY KU SOO BIIRIDA WADDANI INAY HEELAN KURAASTA UGU SARAYSA"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo khadaka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Saxansaxo, ayaa ka hadlay xubno\u00a0 xisbigooda ah oo la sheegay in ay ka cadhoodeen isbahaysiga Kulmiye ee ay wada hadalka la fureen, xil ka qaadis la wareiyey in lagu sameeyey afhayeenkii xisbigaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xoghaye Uurcadde oo ugu horayn aanu waydiinay halka ay marayaan isbahaysigii ay wada hadalka la fureen waxa uu ku jawaabay \u201cWada hadalladii waddani iyo isbahasyigu Kulmiye meel ayaanu isla dhignay oo waddanku meel adag ayuu marayaa oo gurmad u baahan , nimankaasina waa niman masuuliyiin ah oo somaliland xilal ka soo qabtay, waddanina waa xisbi haysta taageerada ugu badan ee somaliland, markaa wada hadalkayaga ayey ka soo bixi doontaa dalka iyo dadkaba wax anfaca, wax qarsoonna ma aha oo waanu wadnaa, in warbahinta la geliyo halka ay wax marayaanna ma aha marka ay dhamaadaan ayaanu si cad u sheegi doonnaa\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ka jawaabayey su\u2019aal ahayd in ay jiraan xubno xisbigooda ah oo ka cadhooday isbahaysiga\u00a0 waxa uu yidhi \u201cWaddani meel ka dhac ayey ku tahay nimankan meel ka dhac ayey ku tahay, malaha waxaad u haysataan xisbi cid gaar ahi leedahay, waa xisbi qaranka somaliland leeyahay, nimankanna waa niman masuuliyiin ah oo qaranka xilal ka soo qabtay, cid kasta oo soo galaysana xisbiga waddani\u00a0 waanu soo dhaweynayna, waana xisbi qaranka somaliland leeyahay, nimanka isbahaysigana waanu soo dhaweynaynaa iyo cid kastaba oo ku soo biiraysa xisbiga waddani\u201d<\/p>\n<p>Xogahaya waddani oo aanu waydiinay waxa ka jira xilka qaadis la sheegay in lagu sameeyey afhayeenka waddani Xildhibaan Buubaa waxa uu yidhi \u201cXildhibaan Buubaana Waa\u00a0 nin xisbigan leh oo aasaasihii ah, kamana suurtawdo arrintaasi iyo in uu ka cadhoodo isbahaysi, waana been warqaddan la sheegayo ee la leeyahay xilkii ayaa lagaga qaaday, wax ka jiraa ma jiraan, way qoreen xataa anigan waa borobogaando ay faafinayaan dad qaranka doonaya in ay wiiqaan, maxamed nuur carraale duur iyo raggaasi waa rag ka shaqaynaya qaranimada Somaliland oo doonaya horumarka kama suurtawdo in ay ka cadhoodaan cid soo gelaysa Xisbiga\u201d<\/p>\n<p>Ugu Dambaynna waxa uu Xoghaye Uurcadde sheegay in ay ku soo dhaweynayaan kuraastooda xilka Isbahaysiga Kulmiye ee ay wada hadalka la wadaan, waxaanuu yidhi \u201cAnagu qarankan ayaa nu u shaqaynaynaa kuraasi ma ilaashanayno kuraasida ama kayga ha ahaado ama mid kale ha ahaatee waanu ku soo dhaweynaynaa hadaanu nahay waddani oo qarank ayaanu u shaqaynaynaa\u201d ayuu yidhi Xoghayaha waddani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo khadaka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Saxansaxo, ayaa ka hadlay xubno\u00a0 xisbigooda ah oo la sheegay in ay ka cadhoodeen isbahaysiga Kulmiye ee ay wada hadalka la fureen, xil ka qaadis la wareiyey in lagu sameeyey afhayeenkii xisbigaasi. &nbsp; Xoghaye Uurcadde oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19297,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-51e","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19296"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19296\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}