{"id":19212,"date":"2016-03-09T14:02:08","date_gmt":"2016-03-09T14:02:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19212"},"modified":"2016-03-09T14:02:08","modified_gmt":"2016-03-09T14:02:08","slug":"dacwadii-faysal-dhego-nuglaantii-komishanka-dur-duro-oradkii-ina-biixi-deyowgii-muumin-seed-iyo-olalihii-taageero-ee-xisbiyada-kulmiye-iyo-waddani-oo-dabar-lagu-xidhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/09\/dacwadii-faysal-dhego-nuglaantii-komishanka-dur-duro-oradkii-ina-biixi-deyowgii-muumin-seed-iyo-olalihii-taageero-ee-xisbiyada-kulmiye-iyo-waddani-oo-dabar-lagu-xidhay\/","title":{"rendered":"Dacwadii  Faysal, Dhego Nuglaantii Komishanka, Dur-Duro Oradkii Ina Biixi, Deyowgii Muumin Seed, Iyo Olalihii Taageero Ee Xisbiyada KULMIYE Iyo Waddani Oo Dabar Lagu Xidhay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dacwadii uu gudbiyey gudoomiyaha xisbiga mucaarad ah ee ucid eng faysal cali waraabe ayaa dhago nuglaan ku keentay komishanka doorashooyinka qaranku inay wax ka qabtaan diwaan galintan la olaleeyey\u00a0 eng faysal ayaa waayo aragnimo siyaasadeed ugu facsheegtay hogaamiyaasha siyaasada ku cusub ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani oo uu masraxa olalaha diwaan galinta uu uga soo horeeyey waxaana markiiba dacwadiisa ka jawaabay komishanka Kadib Markii Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid uu dacwad ka dhan ah laba Xisbi Qaran ee Wadani iyo Kulmiye uu\u00a0 ugudbiyay Komishanka Doorashoyinka Qaranka Somaliland.<\/p>\n<p>Dacwadaas oo Salka ku haysay kadib markii uu Xisbiga Ucid sheegay in ay labada Xisbi Qaran ee Wadani Iyo Kulmiye\u00a0 ay olole ka dhex wadaan Diwaangelinta Codbixiyaaysha.ayaa kulan saddexda xisbi qaran ayaa ku yeeshen Xarunta Komishanka Doorashoyinka\u00a0 kaas oo lagaga wada hadlayaay\u00a0 Dacwada uu Xisbiga Ucid usoo gudbiyay Komishanka Doorashoyinka ayaa kulankaas\u00a0 markii uu soo dhamaaday waxaa Saxaafada Si Wadajir ula Hadlay ,Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muj Muuse Biix Cabdi\u00a0 iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Wadani Axmed Muumiin Seed iyada oo labada Xisbi Qaran ee Wadani iyo Kulmiye Uu mid Walba Gaarkiisa ucadeeyay Dareenkiisa ku Adaan Dacwadan iyada oo labadaasi Xisbina Ku kala aragti duwanayeen\u00a0 Dacwadan loo soo gudbiyay.<\/p>\n<p>Ugu horeyn Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID ayaa sharxaad ka bixiyey ujeedada Dacwadan ay uu soo gudbiyeen Komishanka Doorashoyinka Qaranka isaga oo sheegay in Diiwangelintii Sanadii 2009kii ka dhacday anay dhicin waxa dacwada ah oo dhexmartay\u00a0 xisbiyada Qaranka isaga oo sheegay in ay doorkan dhacday,ina ay\u00a0 ka xisbi ahaan Dacwad keenan , isaga oo\u00a0 sabab uga dhigay labada Gudoomiye ee Xisbiyada KULMIYE Iyo WADANI oo uu ku cusub jagada ay maanta utaganyihiin waxaana ka mid hadaladiisi.<\/p>\n<p>\u201cKulankan maantu waxaa uu darnaa dacwad anu Keenay Komishanka ,diiwaangelintii hore ino soo martay sanadii 2009kii may dhicin in ay Xisbiyadu is dacweeyean Laakiin anagu Dacwad ayaanu keenay Doorkan, Waxanaan Arrintaas umalaynaya Labada Gudoomiye ee Labada Xisbi ayaa ku cusub Xilalkan ay hayaan,oo ciyaarta ay si qaldan uu dhigeen,arrintii Diiwaangelintu waxaa ay isku badashay Olole oo waxba loo bedelay olole\u201d<\/p>\n<p>Axmed Muumiin Seed Gudoomiye K\/Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Wadani ayaa isaguna dhankiisa ka hadley dareenkooda ku adaan Xisbi ahaan, ugu Horeyna waxaa uu mahadnaqay Gobolada Awdal iyo Togdheer sidii wanaagsanyd ee ay uga qaybqateen diiwaangelinta Codbixiyayaasha\u00a0 waxaana uu sidoo kale sheegay in ay Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani ay ka yara dheereyn Xisbiga Ucid\u00a0 kadibna uu Xisbiga UCID uu keenay dacwdan isaga oo sheegay in Saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashoyinka Qarankuba isla qateen,waxaana uu intaas ku daray in Guddida Doorashoyinka Iyo Guddida Anshaxu ay ka soo saraan qoraal, Waxaana Hadaladiis ka mid ah.<\/p>\n<p>\u201cUgu horeyn waxaan umahadnaqaaya Gobolada Awdal iyo Togdheer si Gobonimaada lahayd ,Qaraniimada lahayd ,ee ay uga qaybqateen Diiwaangelinta Doorashoyinka, Xisbiga\u00a0 UCID ayaa dacwad keenay,dee malaha qoladydaan KULMIYE iyo Wadani waanu yara dheeraynay ,sidaasba ay ku timid ,runtii waanu isla qadanay wixii qalad ah in la joojiyo,Guddida Doorashoyinka iyo Guddida Anshaxa ay qoraal ka soo saaraysa,qorlkaas ayaa laga sugaaya,Waxanaanu Diyaar unahay ka Wadani ahaan Wixii qoraal ah ee ka soo baxa Komishanka anu sideed ufulin doono ayuu Yidhi Axmed Muumiin Seed Gudoomiye K\/Xigeenka Kowaad Xisbiga Wadani\u201d<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muj Muuse Biix Cabdi oo isna halkaasika hadlay ayaa ka difaacay Xisbigiisa Dacwadaas uu soo Gudbiyey Xisbiga UCID waxaana uu sheegay in safaradii kala duwana ee ay ku tagayeen Gobolada ay ka soctay diiwangelinta Doorshadu ay ahayd sidii ay Bulshada ugu wacyigelin lahayeen qaadashada kaadhka Codbixinta ,balse ujeedadu anay ahayn,isaga oo intaas ku daray in Oloe uu macnahedee yahay Dad badan oo isu tagay.oo dadka wax isheeg Waxaana hadaladiisi udhigna.<\/p>\n<p>\u201cWaanu la Qabna Mahadnaqa Labada Gobol ee ay ka soo dhamaatay Diiwangelinta Codbixiyuhu sidaas daradeed,safardydii anu ku tagaynaay Gobolada Diiwaangelinta ay ka socota waxaa uga jeednay sidii anu bulshada uga wacyigelin lahayn Qaadashada Kaadhka codbixiyaasha Eryga Olole Macnaheedu Waxaa weeye Dad Badan oo isu tagay oo dadka wax usheegaya,waanu ogalnahay wixii qalad ah inaanu saxno,imikana Go,aanka iyaga ayaa laga sugaya sida ay wax usarayaan,Waxnaan Hore iyo imikaaba usheegay in anu dadka usheegayn qaadashada Kaadhka Codbixiyaayasha ,maxaa yeelay iyada ayaa hogaaminaysa Doorashada ayuu hadaladiisi ku soo Xidhay Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate dacwadan ayaa imanaysa Xillii Gudoomiyaha Xisbiga Wadani uu ku suganyahay Gobolka Saaxil iyada oo la soo sheegayo in ujeedkiisa Socdaalkuna yahay si uu tageero uweydisto shacbiga Ku dhaqan Gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dacwadii uu gudbiyey gudoomiyaha xisbiga mucaarad ah ee ucid eng faysal cali waraabe ayaa dhago nuglaan ku keentay komishanka doorashooyinka qaranku inay wax ka qabtaan diwaan galintan la olaleeyey\u00a0 eng faysal ayaa waayo aragnimo siyaasadeed ugu facsheegtay hogaamiyaasha siyaasada ku cusub ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani oo uu masraxa olalaha diwaan galinta uu uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19214,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ZS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19212"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19212\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}