{"id":19196,"date":"2016-03-08T11:57:28","date_gmt":"2016-03-08T11:57:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19196"},"modified":"2016-03-08T11:57:28","modified_gmt":"2016-03-08T11:57:28","slug":"diyaarad-drone-ah-oo-dalka-maraykanku-ku-weeraray-fadhiisimo-al-shabaab-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/08\/diyaarad-drone-ah-oo-dalka-maraykanku-ku-weeraray-fadhiisimo-al-shabaab-leedahay\/","title":{"rendered":"Diyaarad Drone- Ah Oo Dalka Maraykanku Ku Weeraray Fadhiisimo Al-shabaab Leedahay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsbiyo News&#8211;Maraykanka ayaa sheegay in uu fuliyay weerar cirka ah oo ay loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee drones-ka.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa xarunta Pentagon-ka ee Maraykanku u cadaysay BBC in ay ku qaadday xarun tababar oo ku taalla Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa Maraykanku sheegay in uu rumaysan yahay in lagu dilay in ka badan 150 ka tirsan dagaalamayaasha al-Shabab, waa sida Pentagon-ka uu sheegay.<\/p>\n<p>Xarunta gaashaandhigga Maraykanka ee The Pentagon waxay sheegtay in weerarku uu dhacay maalintii Sabtida, uuna bartilmaameedku ahaa xero tababar oo ku taalla caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa Maraykanku sheegay in dagaalamayaasha al-Shabaab ay diyaarinayeen weerar xoog leh.<\/p>\n<p>Wax jawaab ah oo hadda laga hayo ma jirto xarakada al-Shabab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsbiyo News&#8211;Maraykanka ayaa sheegay in uu fuliyay weerar cirka ah oo ay loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga hago ee drones-ka. Weerarka ayaa xarunta Pentagon-ka ee Maraykanku u cadaysay BBC in ay ku qaadday xarun tababar oo ku taalla Soomaaliya. Waxaa Maraykanku sheegay in uu rumaysan yahay in lagu dilay in ka badan 150 ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19197,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ZC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19196"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19196\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}