{"id":19186,"date":"2016-03-08T12:00:04","date_gmt":"2016-03-08T12:00:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19186"},"modified":"2016-03-08T12:00:04","modified_gmt":"2016-03-08T12:00:04","slug":"khasaaraha-ka-dhashay-weerar-is-miidaamin-ah-oo-maanta-lagu-qaaday-maxkamad-kutaala-dalka-pakistansawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/08\/khasaaraha-ka-dhashay-weerar-is-miidaamin-ah-oo-maanta-lagu-qaaday-maxkamad-kutaala-dalka-pakistansawiro\/","title":{"rendered":"Khasaaraha Ka Dhashay Weerar Is-Miidaamin Ah Oo Maanta Lagu Qaaday Maxkamad Kutaala Dalka Pakistan+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa isku qarxiyay banaanka hore Maxkamad kutaala magaalada Shabqadar ee kutaala Waqooyi Galbeed dalka Pakistan.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa ka dhacay gobol u jira 30KM magaalada caasimadda ah ee Peshwaar,gaar ahaan Suuqa Shabqadar ee magaalada Charsadda ee gobolka Khyber-Pakhtunkhwa.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintey oo ay ka mid yihiin laba haween ah iyo ilmo yar, qarax Weerar ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay dhinaca waqooyi ee dalka Pakistaan , halka ay ku dhaaawacmeen 26 qof,waxaana lagu soo warramayaa in 6 ka mid ah ay xaaladdoodu aad u liidato.<\/p>\n<p>Sarkaal katirsan booliiska dalka Pakistan oo lagu magacaabo , Cali Jan Khan ayaa Warbaahinta u sheegay in nin waxyaabaha qarxa isku soo xidhay uu damcay in uu galo gudaha Maxkamada balse ay ka shakiyeen Ciidamada ayna celiyeen ,ninkan ayaana markii dambe isku qarxiyay goobtii lagu celiyay.<\/p>\n<p>Kooxda Tehreek-e-Taliban oo qayb ka ah garabka Taaliban ee dalka Pakistan, ayaa sheegatay masuuliyada Weerarkan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/tan_1.jpg?w=696\" alt=\"\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/tan_2.jpg?w=696\" alt=\"\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/tan_3.jpg?w=696\" alt=\"\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/tan_4.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa isku qarxiyay banaanka hore Maxkamad kutaala magaalada Shabqadar ee kutaala Waqooyi Galbeed dalka Pakistan. Qaraxan ayaa ka dhacay gobol u jira 30KM magaalada caasimadda ah ee Peshwaar,gaar ahaan Suuqa Shabqadar ee magaalada Charsadda ee gobolka Khyber-Pakhtunkhwa. Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintey oo ay ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1008,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-19186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Zs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19186"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19186\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}