{"id":19135,"date":"2016-03-06T20:36:38","date_gmt":"2016-03-06T20:36:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=19135"},"modified":"2016-03-06T20:36:38","modified_gmt":"2016-03-06T20:36:38","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-tacsi-udiray-eng-axmed-warsame-siciid-oo-ku-geeriyooday-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/03\/06\/madaxwayne-siilaanyo-oo-tacsi-udiray-eng-axmed-warsame-siciid-oo-ku-geeriyooday-hargeysa\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo Tacsi udiray  Eng Axmed Warsame Siciid oo ku geeriyooday Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa(AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Eng Axmed Warsame Siciid oo ku geeriyooday Hargeysa 06.03.2016.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku sifeeyey oday door muhiima ka soo qaatay dib u dhiska dalka, kana mid ahaa Ganacsatada dalka maalgashatay, ee aqoontooda iyo muruqoodaba uga \u00a0faaiideeyey.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janatu fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye (Shamax)<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/span><\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Eng Axmed Warsame Siciid oo ku geeriyooday Hargeysa 06.03.2016. Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku sifeeyey oday door muhiima [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-19135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4YD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19135"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19135\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}